Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Subscribe
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»XOG: Sarkaal saaxiib la ahaa Axmed Madoobe oo abaabulay weerarkii Jaamacadda Gaarisa
    Xog cusub

    XOG: Sarkaal saaxiib la ahaa Axmed Madoobe oo abaabulay weerarkii Jaamacadda Gaarisa

    WebmasterBy WebmasterApril 2, 2015Updated:April 2, 2015No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Kenya ayaa shaacisay in nin hore macalin dugsi quraan uga ahaan jiray degmada Gaarisa uu yahay ninka soo abaabulay ee ka danbeeya qorsheynta weerarka saaka aroortii lagu qaaday Jaamacadda Gaarisa oo ilaa hadda in ka badan 70 ruux ay ku dhinteen. Ninkan ayaa lagu magacaabaa Sheekh Maxamed Dulyadeyn, ama Maxamed Kuna.

    axmedka

    [ad name=”HTML-2″]

    Ninkan ayaa hore loogu eedeeyay weerarkii Mandera ka dhacay oo 58 Kenyan lagu dilay, ninkan oo dadka Muqdisho ay si weyn u yaqaanaan wuxuu ka mid ahaa xoogagga Raaskaambooni ka tirsanaa Xisbul Islaam, wuxuuna Muqdisho ka howlgalay sanadii 2007 xiligii Itoobiyaanka, kadibna wuxuu ka mid noqday Alshabaab.

    Dhinaca kale wuxuu Sheekh Dulyadeen ka mid ahaa saraakiisha sare ee ururka Raaskaambooni isagoo aad ugu dhowaa saaxiib hoosena la ahaa hogaamiyaha maamulka Jubba Sheekh Axmed Madoobe oo ururkii Xibsul islaam iyo Raaskaanbooni ay ku wada jireen.

    DULYADEYN

    Kenya ayaa sheegtay in sarkaalkan oo dhalashada Kenya heysta uu qoyskiisa u adeegsado sidii uu weeraro ugu qaadi lahaa gudaha Kenya, waxayna hore dowladda Kenya madaxiisa u saartay lacag dhan 20 Milyan oo shilinka Kenya ah. Xilka uu iminka hayo Sheekh Dulyaden ayaa la sheegay inuu Alshabaab u qaabilsan yahay Jubbooyinka iyo howlgaladda gudaha Kenya laga fuliyo.

     

    Goobjooge.com

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    [ad name=”HTML-4″]

    Alshabaab Axmed Madoobe Dulyadeen Gaarisa Kenya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news.Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Mucaaradka Jubbaland oo Senator u dooray Madaxweyne iyo Iska hor imaad ka dhacay Kismaayo

    November 23, 2024

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Shirkii Madasha oo u xayiran Axmed Madoobe iyo War-Murtiyeedkii laga soo saari lahaa…

    October 15, 2024

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo