Browsing: Xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa maata furay kulan ay isugu yimaadeen golaha wasiirada kaas…
Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa la filayaa in maalinta beri loo furo seminaar ku saabsan qaabka wada shaqeynta iyo xiriirinta…
Xubnaha ku magacaaban Golaha Adeegga Garsoorka ayaa qoraal ay soo saareen maanta kadib shir ay ka yeesheen wareegtadii uu madaxweyne Xasan…
Waxqabadka Xukuumadda Cumar C/rashiid ayaa laga deyrinayaa iyadoo xukuumadani ay ku jirto bilihii ugu horeeyay ee tijaabada ahaa kadib markii…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqat inay deeq waxbarasho siineyso ardayda Soomaaliyeed sida uu ku dhawaaqay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Dessalegn…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa soo gabagabeeyay socdaal degdeg ah oo uu ku gaaray magaalada Addis ababa ee dalka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal aan hore loo sii qorsheyn oo…
Kooxda Ahlu Sunna qeybta dagaalka la gashay ciidamada dowladda ee Gobollada Dhexe dibna u qabsatay degmada Guriceel ayaa diiday si…
Dowladda Soomaaliya ayaa dhexda uga dhacday oo shaacisay inay la wareegtay shirka dib u heshiisiinta beelaha Gobolada Dhexe ee magaalada…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ku jira xaalad cakiran oo ka dhalatay isbedelka Ra’iisal wasaarayaasha kadib markii uu xilka la…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka ayaa maanta dib ula wareegtay deeq dawo ah oo dowladda Sacuudiga ugu deeqday Soomaaliya, deeqdaas oo…
Xukuumada Soomaaliya ee Cumar C/rashiid Ra’iisal wasaaraha ka yahay waxaa u buuxsantay muddo bil ah tan iyo intii kalsoonida ay…
Heshiis uu kasoo shaqeeyay wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Gen. C/qaadir Cali Diini ayaa galabta lagu saxiixay degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.…
Dowladda Talyaaniga ayaa deeq milateri oo ka kooban 54 baabuur oo isugu jirta baabuurta ciidamada qaada iyo gawaarida gaashaaman ku…
Shirka dib u heshiisiinta beelaha Gobollada dhexe ayaa Isniintii 2-da Bishan Maarso laa sheegay inay isku cafiyeen si kama danbeys…
Hay’adda Nabad sugidda Qaranka NISA ayaa maanta shaacisay inay gacanta ku hayso Liibaan Xaaji Maxamed oo lagu tuhunsan ahay inuu…
Warsaxaafadeed laga soo saaray xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in iyadoo laga amba qaadayo geeddi socodka wadahadalkii u…
Wadahadalkii wafdiyadii Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa burburay intii aanu bilaaban kadib markii wafdigii Somaliland ay diideen inay hor fariisteen…
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Sheekh Diini ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Guriceel…
Wasaaradda Amniga gudaha ayaa fadeexad culus ku soo baxday kadib markii ay inkirtay khasaarihii ka dhashay weeraro madaafiic ah oo…
