Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xukuumadda»Hiigsiga cusub»XOG: Maxay dowladda Soomaaliya ula wareegtay Shirka Dhuusamareeb? (Qorshaha Dowladda)

    XOG: Maxay dowladda Soomaaliya ula wareegtay Shirka Dhuusamareeb? (Qorshaha Dowladda)

    March 8, 20152 Mins Read Hiigsiga cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya ayaa dhexda uga dhacday oo shaacisay inay la wareegtay shirka dib u heshiisiinta beelaha Gobolada Dhexe ee magaalada Dhuusamareeb ka socday ilaa bilowgii Febraayo 2015. Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo shirka Dhuusamareeb booqday ayaa caddeeyay in wixii kharash ah ay dowladu bixineyso shirkana ay dowladda Soomaaliya gacanta ku heyn doonto.

    Shirka waxaa isagoo socda dib ka furay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo laf ahaantiisa xili danbe tegay ayaa ka dalbaday in shirka in lasoo gabagabeeyo bisha Febraayo, kadibna shirka maamul u sameynta gobollada Dhexe uu ka furmayo degmada Cadaado halkaasina ay ergooyinka iska xaadiriyaan. Arrintaas oo madaxweynuhu ku celceliyay.

    GEN. YUUSUF INDHA-CADDE & DHUUSAMAREEB

    [ad name=”HTML-3″]

    Shirka Dhuusamareeb waxay qabanqaabiyeyaashiisu ku dhawaaqeen in xilliga shirkaasi la kordhiyay oo uu socon doono ilaa Bisha Maarso 25-keeda. Arrintaas oo shaki weyn gelisay dowladda Federaalka iyo arrintii dagaalka Guriceel ayaa keenay inay qorshe cusub dejiso dowladda oo lacag u dirto shirka; kadibna ay booqdeen wasiirka Gaashaandhigga iyo Ra’iisal wasaaraha oo ugu danbeeyay.

    [ad name=”HTML-3″]

    Dowladda Federaalka ee madaxweynaha uu ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud oo tan iyo markii la dhisay ku dhaqmeysay SIYAASAD KA DAGA TAG ah sida shirarkii maamul u sameynta Jubbooyinka iyo Koonfur Galbeed oo mar waliba ay dhexda uga dhacdo, kadibna iyadoo diidan howshu iska socon jirtay ayaa isla jidkii ku socota oo shirka Dhuusamareeb ku dhex dhacday si ay hogaanka ugu qabato.

    dhusamareb1

    [ad name=”HTML-4″]

    Waxaa is weydiin leh su’aalaha soo socda:

    1. Maxay dowladda Soomaaliya intii awoodeeda ah ugu bixineysaa in Shirka Dhuusamareeb ay hogaankiisa qabato?
    2. Maxay tahay sababta ay uga go’an tahay in shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe lagu qbato Cadaado ee aanu ka dhicin Dhuusamareeb?
    3. Waa maxay danta dowladda ka gashay Cadaado ee aan oolin Dhuusamareeb?

    Waxaa muuqata in dano waaweyn uga xiran yihiin dowladda gaar ahaan madaxweynaha in shirka maamul u sameynta gobollada dhexe ka dhaco Cadaado isla markaana uu jiro qorshe Dhuusamareeb looga fogeynayo shirkaas masiiriga ah.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    Cumar C/rashiid Dowladda Soomaaliya Shirka Dhuusamareeb Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalia welcomes US government’s removal of al-Shabaab Defector
    Next Article XOG CULUS: Itoobiya & Jabuuti oo la kala saftay dhinacyada isku haya loolanka siyasaadeed ee Gobollada Dhexe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo