Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Nabadsugidda Soomaaliya oo sheegtay inay qabatay Liibaan Xaaji Maxamed (Sidee ku soo gacan galay?)

    Nabadsugidda Soomaaliya oo sheegtay inay qabatay Liibaan Xaaji Maxamed (Sidee ku soo gacan galay?)

    March 3, 2015Updated:March 3, 20151 Min Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hay’adda Nabad sugidda Qaranka NISA ayaa maanta shaacisay inay gacanta ku hayso Liibaan Xaaji Maxamed oo lagu tuhunsan ahay inuu ka tirsanaa kooxda Al-shabaab kaas oo Hay’adda  denbi baarista Mareykanka ee FBI ay ku dartay liiska kooxaha Argagaxisada ee la baadi goobayo, iyadoo madaxiisa ay dul dhigtay lacag dhan 50,000 (Konton Kun) oo dollar.

    Hay’adda nabad sugidda Soomaalida iyo Sirdoonka Mareykanka ayaa  lagu sheegay warka kasoo baxay NISA inay mudo dusha kala socdeen dhaqdhaqaaqa Liibaan Xaaji oo la qabtay markii uu kasoo safray Gobolada Jubbooyinka oo kuna sii jeeday magaalada Muqdisho.

    wanted01

    [ad name=”HTML-3″]

    Ninkan waa 29 Jir heystaa Dhalashada Dalka Mareykanka, wuxuuna ku noolaa oo Taksiile ka ahaa Waqooyiga Magaalada Virginia ee Gobolka Washington, wuxuuna mar kaliya ka baxay Mareykanka isagoo raadkiisu ku lumay dalka Kenya. Waa nin aad  u kala yaqaana garoomada, xarumaha tareenada iyo dhismooyimna waaweyn ee dalka  Mareykanka gaar ahaan Virgina (Washington)

    Lama oga sababta aanay hore ugu shaacin NISA arrinta ninkan oo keenay inay sheegto kadib markii dalka Mareykanka iyo CIA-da ay shaaca ka qaadeen in la qabtay Liibaan Xaaji Maxamed, laakiin waxaa la wada ogyahay in Sirdoonka Mareykanka la shaqeeyo kan Soomaalida.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    CIA FBI Hay’adda Nabad sugidda Qaranka NISA Liiban Xaaji
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleVirginia cabbie on FBI’s Most Wanted Terrorists list detained in Somalia
    Next Article Heshiis ubaxyo la is huwiyay oo laba beelood ku dhex maray shirka Dhuusamareeb

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo