Browsing: Xukuumadda
Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay dhibaato weyn oo salka ku heysa dhaqaale daradii ugu ba’neyd iyadoo aanay…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna guddoomiyaha Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda C/weli Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa inuu maalint beri…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay jirka haweeneydii isku qarxisay hotel Centrale ay u gacan gelisay sirdoonka Ingiriiska si ay…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ciddii ka dambeysay qaraxyadii mataanaha ahaa ee lagu qaaday Hotelka Central ee Muqdisho…
Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa si weyn loo gilgilay kadib markii weerarkii ugu horeeyay ee Alshabaab la beegsato uu keenay…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay Golaha wasiirada shir degdeg ah oo ay ka yeesheen qaraxyadii ka dhacay…
Shir degdeg oo caawa la isugu yeeray Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa haatan ka socda madaxtooyada, shirkaasi waxaa markii ugu…
Qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka dhacay hotelka Central ee magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay dhimasho iyo dhaawacii ugu badnaa ee soo gaara…
Wararkii ugu danbeeyay ee kasoo baxaya qaraxyadii ka dhacay hotelka Central ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawac…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa gaaray magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya kadib markii uu saacado kooban ku sugnaa…
Tan iyo markii la doortay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, lagana baxay kumeelgaarka waxaa dalka hogaankiisa qabtay mas’uuliyiin u badan…
Shir muddo laba maalmood ah u socday aqoonyahano, Indheeragarad, Siyaasiin, Xisbiyada dalka ka jira iyo Kutlooyinkii Baarlamaanka ayaa lagu soo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa toddobaadkan lasoo gudboonaaday inay mar qura dalka ka wada maqnaadaan Madaxweynaya iyo Ra’iisal wasaaraha arrimo shaqsiyeed…
Wasiirkii hore ee Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu wareejiyay wasiirka cusub ee…
Sii-haya wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka Khadiija Maxamed Diiriye ayaa maanta sameysay xil wareejintii ugu horeysay ee xukuumadda cusub kadib…
Xukuumadihii ugu danbeeyay ee dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa caadi ka noqday in xilalka wasaaradeed loo doonto si dhaqaale looga tacbado,…
Xildhibaan C/raxmaan Kulmiye Xersi oo dhowaan iska casilay wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga ayaa maanta loo dhaariyay xilka Wasiiru-dowlaha xafiiska Ra’iisal…
Golaha wasiirada cusub ee shalay codka kalsoonida ka helay Baarlamaanka ayaa shirkoodii ugu horeeyay maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho, shirkaas…
Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa lagu dhaariyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii ay codka kalsoonida ka heshay, waxaana inta badan…
Xukuumadda cusub ee Cumar C/rashiid ayaa codka kalsoonida ka heshay Baarlamaanka goor dhoweyd kadib markii maanta Baarlamaanku shir isugu yimid…
