Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa lagu dhaariyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii ay codka kalsoonida ka heshay, waxaana inta badan xubnaha Golaha wasiirada oo ku sugnaa Baarlamaanka dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ceydiid C/llaahi Ilakaxaf oo kadib dhaartoodii u sheegay inay ogadeen inay Kitaabka Quraanka ku dhaarteen.
Muuqaalka dhaarinta Golaha wasiirada cusub hoose ka daawo