Browsing: Xukuumadda
Shirkii Baarlamaanka ayaa buuq ka bilowday kadib markii xildhibaanada diidan in xukuumada la ansixiyo ay soo jeediyeen in la hakiyo…
Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka oo diidan in la ansixiyo xukuumadda cusub ee la filayo in Beri la horkeeno Baarlamaanka ayaa…
XOG CUSUB: Golaha wasiirada cusub oo hortegaya Baarlamaanka iyo codadka ay ka heystaan xildhibaanada
Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Cumar C/rashiid ayaa soo gabagabeeyay olole cod raadis ay oo ay ugu jireen sidii ay…
Xubno u badan wasiiro hore oo dib ugu soo laaban waayay xukuumada cusub ayaa wada olole ay ku doonayaan in la…
Xubnaha ka mida Golaha wasiirada cusub ee Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa wada olole ay cod ugu raadinayaan xukuumadii saddexaad…
Qorshaha maamul u sameynta Gobollada Dhexe oo heer gabagabo ah soo gaaray ayaa qarka u saaran inuu fashilmo kadib markii labada…
Golaha wasiirada cusub ee xalay lagu dhawaaqay ayaa shirkoodii ugu horeeya maqribnimadii caawa ku yeeshay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ee magaalada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqay xukuumad cusub iyo Gole wasiiro oo ka kooban 66 xubnood oo aanu…
Iyadoo la sugayo in lagu dhawaaqayo Golaha wasiirada cusub ayaa waxaaWadani.com soo gaaraya wararkii ugu horeeyay ee ka hadlaya kala bedel…
[button link=”” icon=”Select a Icon” side=”left” target=”” color=”b70900″ textcolor=”ffffff”]GOOR DHOW……………. FILO………. GOOR DHOW[/button] Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur…
Shir ay markii ugu horeysay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dhisan Soomaaliya marka laga reebo Somaliland yeelanayaan ayaa qabanqaabadiisa ka socotaa Muqdisho…
Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Ridwaan Xaaji Abdiweli ayaa dowladda Soomaaliya uga qeybgalaya shirka looga hadlayo arrimaha ammaanka iyo la-dagaalanka argagixisada oo…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa bilaabay kulamo uu la yeelanayo xildhibaanada baarlamaanka Federaalka oo uu beel beel u…
Warar xog-ogaal ah oo ay Wadani.com heshay ayaa sheegaya in wax ka bedel lagu sameynayo 20-kii wasiir ee 27-kii Janaayo uu…
Faarax Sheekh C/qaadir oo kamid ahaa wasiiradii is-riday ee xukuumadii C/weli Sheekh Axmed iyo xubnihii Golaha wasiirada ee shanta maalmood…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid CaliSharmaarke ayaa u mahad celiyay xildhibaanada Baarlamaanka kadib markii ay aqbaleen codsigiisii ahaa in muddo 10 maalmood…
Baarlamaanka SOomaaliya ayaa hadda u codeeyay in Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid la siiyo 10 maalmood oo dheeraad ah si uu…
Buuq iyo muran ka dhashay codsi uu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ka jeediyay Baarlamaanka ayaa hareeyay fadhigii maanta iyadoo xildhibaanadu…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka codsaday Baarlamanka inay 10 maalmood oo dheeraad ah siiyaan si uu u soo dhiso…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa goor dhoweyd hortegay Baarlamaanka iyadoo ay maanta ku ekeyd muddo hore loo siiyay oo…
