Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Baarlamaanka Soomaaliya oo 10 maalmood siiyay Ra’iisal wasaaraha inuu xukuumad cusub soo dhiso

    Baarlamaanka Soomaaliya oo 10 maalmood siiyay Ra’iisal wasaaraha inuu xukuumad cusub soo dhiso

    January 31, 2015Updated:February 1, 20151 Min Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Baarlamaanka SOomaaliya ayaa hadda u codeeyay in Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid la siiyo 10 maalmood oo dheeraad ah si uu u soo dhiso xukuumad cusub kala bedelna ugu sameeyo 20-ka wasiir ee uu dhowaan soo magacaabay.

    [toggles title=””] [/toggles]

    Codka oo gacantaag ahaan loo qaaday ayay muuqataa in codsigisii loo yeelay Ra’iisal wasaaraha, tirinta codka waxay noqotay:

    190 xildhibaan oo joogtay

    139 waxay codeysay in la siiyo 10 maalmood Ra’iisal wasaraha

    47 ayaa diidey

    4 afar ayaa ka aamustay

    Waxaa mar kale bilaaban doono shirar, wadatashi, xubno xulis iyo guluf siyaasadeed oo hor leh oo lagu doonayo in looga mid noqdo Golaha wasiirada cusub.

    Waa markii labaad ee Ra’iisal wasaare CCC codsado muddo kordhin iyo Golihii wasiiro ee labaad oo uu soo magacabo, waxaana la filayaa in Golaha wasiirada saddexaad ay ka bedelnaan doonaan kuwii hore.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML-2″]

    [ad name=”HTML”]

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCodsiga Ra’iisal wasaaraha oo Buuq iyo ismari ka dhaliyay Golaha Baarlamaanka…
    Next Article Cumar C/rashiid oo 5 wasiiir oo cusub iyo 25 wasiir ku xigeen oo xildhibaanno magcaabaya

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo