Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG CULUS: Madaxweynaha oo ku baxay socdaal uu ku qornaa Ra’iisal wasaare ku xigeenka (Akhri xaqiiqada socdaalka)

    XOG CULUS: Madaxweynaha oo ku baxay socdaal uu ku qornaa Ra’iisal wasaare ku xigeenka (Akhri xaqiiqada socdaalka)

    February 17, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa gaaray magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya kadib markii uu saacado kooban ku sugnaa magaalada Muqdisho isagoo ka soo laabtay dalka Jarmalka oo arrimo caafimaad uu u joogay muddo shan beri ah.

    Socdaalka madaxweynaha ayaa warbaabinta dowladda ku sheegtay inuu kulamo kula qaadan doono dalka Itoobiya wufuud ka socota Beesha caalamka. Wadani.com ayaa ogaatay in ujeedada socdaalka madaxweynaha ee dalka Itoobiya uu yahay ka qeybgalka xuska sanadguurada 40-aad ee Jabahdda Tigree (Tigray People’s Liberation Front -TPLF). Xuskaasi oo ka dhacaya magaalada Mekelle ayaa waxaa kaloo ka qeybgalaa madax ka kala socota dalalka Ruwanda, Uganda, iyo Jabuuti, waxaana magaaladaasi ku sugan Ra’iisal wasaaraha Itoobiya.

    madaxweynaha-safar[ad name=”HTML-2″]

    Safarka uu madaxweynaha  ugu anbabaxay dalka Itoobiya ayaa la xaqiijiyay inuu ku qornaa Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali, laakiin CC ayaa  weli ku maqan yahay dalka Kanada halkaasoo uu degdeg ugu socdaalay markii ay hooyadii ku geeriyootay.

    Ra’iisal wasaaraha ayaa soo jeediyay inuu xafladaasi uu ka qeyb galo ku xigeenkiisa Maxamed Cumar Carte, waxaana galabta Muqdisho kasoo degtay diyaar gaar ah oo loo soo kireeyay Ra’iisal wasaare ku xigeenka si uu shirkaasi uga qeybgalo, lakiin warar xogogaal ah ayaa sheegaya in saacadii ugu danbeyay la bedelay oo safarkaasi madaxweynaha isku qoray, isagoo si lama filaan ah ugu anbabaxay Itoobiya si uu xafladaasi uga qeybgalo, iyadoo ay jireen xiriiro ay madaxda Itoobiya la soo sameysay Madaxweynaha.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    Addis Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamed Cumar Carte TPLF
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CUSUB: Maxaa ka jira in Faarax Sheekh C/qaadir loo magacaabi doono Taliyaha Nabadsugidda Soomaaliyeed?
    Next Article YAAB: Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo ku jeesjeesay Soomaalida Mareykanka & cambaareyn loo jeediyay

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo