Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Faarax Sheekh C/qaadir loo magacaabi doono Taliyaha Nabadsugidda Soomaaliyeed?

    XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Faarax Sheekh C/qaadir loo magacaabi doono Taliyaha Nabadsugidda Soomaaliyeed?

    February 17, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kadib markii la ansixiyay xukuumadda Soomaaliya lagana faraxashay khilaafkii siyaasadeed  ee ragaadiyay dowladda muddo shan bilood aha ayaa la filayaa in isbedel lagu sameeyo hay’adaha ammaanka iyo ciidamada oo qaarkood sii-haye ahaan xilkooda loo hayo.

    Wararka laga helayo madaxtooyada oo Wadani.com soo gaaray ayaa ku waramaya in meelaha magacaabidda cusub ay saameyn doonto ay ka mid yihiin:

    jen.faarax

    1. Taliska Booliska oo taliye xigeenkiisa uu weli sii hayo xilka tan iyo intii uu geeriyooday Taliyihii hore ee Booliska Gen. Maxamed Xasan Ismaaciil.

    2. Taliska Nabadsugidda oo mas’uulka hadda hayaa la filayo in laga wareejiyo

    3. Iyo Taliska Ciidamada Qalabka sida oo dhaliilo badan ku xeeran yihiin.

    Wararka qaar ee aan si buuxda loo xaqiijin ayaa sheegaya in Taliyaha Nabadsugidda loo magacaabi doono Faarax Sheekh C/qaadir oo hore u ahaa wasiirka cadaaladda, ahna mid kamida siyaasiyiinta ugu dhow madaxweynaha. Lama oga inuu siyaasigani aqoonyahanka ah jagadaasi dan ka leeyahay iyo in kale laakiin waxaa isa soo taraya in Taliye C/raxmaan Tuuryare muddooyinkii danbe xaalkiisu fiicneyn oo uu xaqiiqsaday in xilka uu weyn doono.

    [ad name=”HTML-2″]

    Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu jagada taliska nabadsugidda u door bidi lahaa C/llaahi Maxamed Sanbaloolshe, waxaase la is barbar wadaa isaga iyo Faarax Sheekh C/qaadir, inkastoo rajada Sanbaloolshe ay saameyn ku yeelatay khilaafkii keenay inuu xilka waayo.

    Taliyaha Booliska ayaan weli la iska meel dhigin cidda loo magacaabi doono, laakiin madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegay inuu raadiyo qof uu ku kalsoon yahay, halka taliyaha ciidanka Qalabka sida saddex musharax loo saadaalinayo. Madaxweynaha ayaan looga baran inuu ku degdego go’aan qaadashada ayaa ciriiri kala kulmaya waqtiga u harsan dowladiisa.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    Faarax Sheekh Sanbaloolshe Taliyaha Boioliska Taliyaha Nabad sugidda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLAYAABKA DOWLADDA FEDERAALKA: Dowlad isu heysata sida NGO iyo Madax samafalayaal oo kale u shaqeeya
    Next Article XOG CULUS: Madaxweynaha oo ku baxay socdaal uu ku qornaa Ra’iisal wasaare ku xigeenka (Akhri xaqiiqada socdaalka)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

    October 10, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo