Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xukuumadda»Hiigsiga cusub»Shirkii Dhuusamareeb oo isu bedelay shirweynaha maamul u sameynta G/Dhexe & Madaxweynaha oo xiraya Shirkaasi (Dokumenti & Faahfaahin)

    Shirkii Dhuusamareeb oo isu bedelay shirweynaha maamul u sameynta G/Dhexe & Madaxweynaha oo xiraya Shirkaasi (Dokumenti & Faahfaahin)

    March 24, 20152 Mins Read Hiigsiga cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkii dib u heshiisiinta beelaha Gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo ka socday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa laga soo saaray war-murtiyeed looga naxsaday dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii odayaasha shirkaasi ay qoraalkooda ku caddeeyeen in shirka maamul u sameynta Goboladda Dhexe lagu qabanayo magaalada Dhuusamareeb iyadoo hore loo qorsheeyay dowladda federaalkana dooneysay in shirkaasi lagu qabto magaalada Cadaado oo qabanqaabo u gashay marti gelintiisa.

    shirka-dhusa

    Arrintan ayaa ka danbeysay shirar u socday dhinacyda isku haya maamulka Goboladaasi ee fadhigoodu kala yahay Dhuusamareeb iyo Cadaado, kuwaasoo lagu fashilmay inay heshiis ka gaaraan arrintan. Beesha Cadaado ayaa shalay ergadeeda kala baxday Shirka Dhuusamareeb iyadoo diyaarineysa shirka Cadaado. Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la lahaa labada beelood ayaa isagana ay xaaladu ku adkaatay wuxuuna qorsheystay inuu socdaal degdeg ku aado magaalada Dhuusamareeb si uu xaaladda u qaboojiyo, waxaase kadib soo baxay warmurtiyeedka xaaladda oo dhan bedelay.

    [ad name=”HTML-2″]

    Muranka ugu weyn wuxuu ka taagan yahay arrimaha soo socda:

    1. Caasimadda maamul Goboleedka la dhisayo

    2. Cidda hogaanka maamulka noqoneysa

    Wararka qaarkood ayaa sheegaya in faragelin weyn ay arrinta ku heyso dowladda Itoobiya, wuxuuna  madaxweyne Xasan Sheekh u muuqdaa mid ku fashilmay dadaalkiisii ayaa inuu shirka maamul u sameynta u raro Cadaado, inkastoo aan la ogeyn waxa gaarka ah ee Cadaado ay madaxda dowladda Federaalka ahi ka helayaan ayaa haddana waxaa jira heshiisyo hore loo galay oo arrintan ku saabsan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegay inay ka go’an tahay inuu soo xiro shirka Dhuusamareeb wax kastoo ay ku qaadato waxaana la dhowrayaa tallaabada uu qaadi doono.

    HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA ODAYAASHA DHUUSAMAREEB

    WAR-MURTIYEED

    WAR-MURTIYEED-02

    WAR-MURTIYEED-03

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    [ad name=”HTML-4″]

    Gobolada Dhexe Shirka Dhuusamareeb
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTurkish model in Somalia
    Next Article Xasan Sheekh & Dhuusamareeb: Qorshaha Madaxweynaha iyo caqabadaha horyaalla

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo