Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Madaxweynaha oo Muqdisho ku soo laabtay iyo Ra’iisal wasaaraha oo safar ah (Madax wada hayaan ah!)

    Madaxweynaha oo Muqdisho ku soo laabtay iyo Ra’iisal wasaaraha oo safar ah (Madax wada hayaan ah!)

    March 16, 2015Updated:March 16, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu ka qeybgalay shirkii MUSTAQBALKA MASAR ee dhaqaalaha loogu ururinayay  dib u soo nooleynta dhaqaalaha dalkaasi, iyadoo socdaalka madaxweynaha ee ugu danbeeyay su’aalo badan ka dhasheen danta Soomaaliya ugu jirta marka laga reebo qaabilaad iyo is-aragyo uu la yeeshay madaxdii shirkaasi ka soo qeyb gashay.

    safar-socdal

    [ad name=”HTML-2″]

    Akhri qormooyinka safarka madaxweynaha ee Masar ku saabsan ee Wadani.com

    1. Muxuu Madaxweynaha Soomaaliya ka doonay Shirka Dhaqaalaha Sharma-sheekh (Su’aalaha socdaalka Madaxweynaha)

    2. Qosol iyo qaraaxo ka dhashay Xasan Sheekh oo khalday magaca madaxweynaha Masar

    Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga dareemay in madaxweynuhu imaanayo kadib markii loo xiray waddada madaxtooyada hormarta. Kadib imaanshaha madaxweynaha waxaa lagu wadaa inuu Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Cumar C/rashiid isagana safar ugu anbabaxo dalka Qatar, iyadoo uu laf ahaantiisa Muqdisho ku sugan yahay muddo saddex maalmood ah oo kaliya kadib socdaallo uu ku tegay dalalka Itoobiya iyo Jabuuti.

    [ad name=”HTML-3″]

    Socdaalka Ra’iisal wasaaraha ee dalka Qatar ayaa la sheegay inuu xigi doono safar kale oo uu ku tegi doono dalka Mareykanka oo uu hore Safiir uga ahaa Soomaaliya inta aan loo dhiibin xilka Ra’iisal wasaaraha. Safarka xiga ee Ra’iisal wasaaraha ayaa la saadaalinayaa inuu kusoo beegmi doono socdaal kale oo madaxweyne Xasan Sheekh dib ugu laaban doono dalka Masar si uu uga qeygalo shir madaxeedka hogaamiyeyaasha dalalka Jaamacadda Carabta oo 28-ka Bishan ka dhici doono isla magaalada SharmaSheekh ee xeebta Badda Cas ku taalla.

    Safarrada madaxda dowladda Federaalka  ee aan saldhigga lahayn waxay waxqabadka dowladda ka dhigeen kuwo gaabinaya markii xilalkii ugu muhiimsanaa ay kusimeyaal aan go’aano gaari karin la wareegaan xilliyad safarka madaxda kale. Go’aanada waaweyn ee dowladda qaadato ayaa soo baxa iyadoo madaxdu safar ku jirto oo telefoon ay ku hagaan howsha kuna bixiyaan amarro waaweyn oo saameyn ku yeelanaya dalka.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    Ra'iisal wasaare Socdaal madaxweyne
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWar-Saxaafadeed: Ra’iisal Wasaaraha oo Golaha wasiirada u furay seminaar looga doodayo qorsha xukuumadda ee 100-ka maalmood
    Next Article Ingiriiska oo safiir cusub oo fadhigiisu noqonayo Muqdisho u soo magacaabay Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo