Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka baaqsaday inuu maanta tago kulanka Baarlamaanka oo…
Browsing: Ra’iisal wasaare
Iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo laga sugayo inuu soo magacaabo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa socda ololeyaal…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ayaa faahfaahin ka bixiyeyhormarka ay gaartay xukuumadda uu hoggaamiyo intii ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan aan caadi ahayn oo degdeg isugu yeeray Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Siyaasadda xukuumadda Soomaaliya ayaa gaartay meel xasaasi ah, waxaan laga yaabaa inay arrintaan saameyn ku yeelato xilka uu hayo Ra’isul…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa degdeg u farageliyey xaalad kacsan oo ka jirta Dekadda magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Adis ababa ee dalka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay inuu hore uga tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Garyaqaanka Guud ee Dowladda Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa sheegay inuu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya
Ra’iisal Wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabada xil wareejinta Wasaaradda Maaliyadda
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku baaqay in kalsoonida Baarlamaanka la siiyo xukuumadda uu soo magacaabay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa la sheegay inuu go’aan adag ka qadanayo talo soo jeedinta ku saabsan…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulamo is daba joog ah al yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka aya hor dhigay laba qodob…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan qado sharafeed ah la qaatay haweenka iyo xildhibaanada haweenka ah ee…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay Ra’iisal wasaarihii hore Cumar C/rashiid.
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya ayaa sii wada kulamadii uu la yeelanayay diblomaasiyiinta iyo qeybaha bulshada Soomaaliyeed.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya xarunta Qaramada Midoobay Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa qoraal uu diray ku beeniyay inuu isagu CV…
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday olole nooc cusub ah oo aan hore loo arag kaasoo…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan isbedelka ka dhacay hogaanka dalka ku tilmaamay dimuqaaradiyadda Soomaaliya inay shaqeyneyso.
Kulan gaara ayaa xalay dhex maray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo xildhibaanada labada gole ee kasoo jeeda Beesha Mudullood oo…
