Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Danjire Yuusuf Garaad: “CV & Arji aan ku doonayo xilka Ra’iisal wasaaraha uma gudbin Madaxweynaha..” [Qoraal]

    Danjire Yuusuf Garaad: “CV & Arji aan ku doonayo xilka Ra’iisal wasaaraha uma gudbin Madaxweynaha..” [Qoraal]

    February 23, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirka Soomaaliya u fadhiya xarunta Qaramada Midoobay Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa qoraal uu diray ku beeniyay inuu isagu CV ama codsi u diray madaxweye Maxamed C/llaahi Farmaajo oo uu ku doonayo xilka Ra’iisal Wasaaraaha.

    Qoraalkan ayaa ka danbeeyay warar la iska dhex maray oo sheegayay in Yuusuf Garaad uu doonayay in loo magacaabo Ra’iisal wasaare, waxaana arrintaas sabab looga dhigay ololaha uu ka waday magaalada Muqdisho iyo xilkii uu ka hayay New York oo uu soo cidleeyay.

    Safiirka ayaa qoraalkiisa ku sheegay inay jireen dad xilka Ra’iisal wasaaraha u soo jeediyay iyo kuwa sheegay  inuu ku fiican yahay, laakiin wuxuu hambalyo u diray saaxiibadaasi.

    Lama oga in Danjire Yuusuf Garaad uu dib ugu laaban doono New York iyo inuu raajicin doono xil wasiir oo ka mida xukuumadda cusub.

    HOOS KA AKHRI QORAALKA DANJIRE YUUSUF GARAAD


    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xasan Cali Kheyre u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya.
    Warkaan waxaan ka soo xigtay twitter-ka Madaxweynaha. Waxaan u rajeynayaa Xasan Kheyre in Ilaaheey uu ku garabgalo xilka culus ee uu Madaxweynuhu u magacaabay.
    Saaxiibbo badan oo iskood saxaafadda iyo toosba iigu muujiyay in ay ila jeclaan lahaayeen xilkaas ayaan u mahadcelinayaa. Waxaanna halkan ka caddeynayaa in aanan marnaba CV iyo arji aan xilkaa Qaran ee muhiimka ah aan ku doonayo aanan gudbin, Madaxweynahana aanan si rasmi ah uga dalbin, lana kulmin sidii uu xilka ula wareegay.
    Dhanka kale, muwaaddiniin fara badan ayaa si ku celcelis ah saxaafadda iyo afkaba iga weydiiyay su’aal muhiim ah oo ah sababta aan u joogo Muqdisho iyada oo uu xafiiskeygu yahay New York. Taasna waxaan caddeynayaa in ay tahay sabab xagga maamulka Dowladda oo ay ku baaqatay miisaaniyaddii shaqada lagu wadi lahaa wixii ka dambeeyay bishii September ee sannadkii hore.
    Ugu dambeyn waxaan qirayaa in aanan haba yaraatee anigu ka qeyb qaadan ololaha doorashada dalka ka dhacday, taas oo nidaamka iyo anshaxa Diblomaasiyaddu aanay ii fasaxeyn.
    Waxaan u rajeynayaa Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha uu magacaabay is faham iyo in ilaaheey uu ku guuleeyo mas’uuliyadda ay dhabarka u riteen.

    Wadani.com

    Farmaajo Farmajo Ra'iisal wasaare Yuusuf Garad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Magacyada Saddexda Gacanyare ee Madaxweyne Farmaajo ku wehliya safarkiisa Sacuudiga
    Next Article DAAWO SAWIRRO CAJIIBA: Boqorka Sacuudiga oo soo dhoweyn qurux badan u sameeyay Madaxweyne Farmaajo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo