Farmajo
- Somali News
Madaxweyne Farmaajo oo tacsi u diray saraakiil iyo Askar ku geeriyootay Gobolka Sh/Hoose
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyihii, Abaanduulihii iyo askar ka tirsan…
Read More » - Featured
Madaxweyne Farmaajo: “Siyaasiyiinta xanaaqsan waxaan u sheegeynaa inuu waqtigoodii dhammaaday..”
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya, isagoo uga warbixiyay xaaladaha uu…
Read More » - Somali News
Madaxweyne Farmaajo oo magaalada Nairobi uga qeyb galaya Shir Caalami ah (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo la sheegay inuu…
Read More » - Maqal & Muuqaal
Madaxweyne Farmaajo oo Magaalada Roma kulan kula yeeshay Madaxweynaha Talyaaniga (Daawo)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdiga oo hoggaaminayey oo socdaal rasmi ah ku maraya dalka Talyaaniga ayaa la kulmay…
Read More » - Featured
Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka [Sawirro]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda Maraykanku u soo…
Read More » - Featured
Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada kulan degdeg maanta la yeeshay taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida ee dalka, sida…
Read More » - Featured
Wafdiga Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga oo Madaxtooyada kula kulmay Madaxweyne Farmaajo [Sawirro]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa kulan la yeeshaywafdi ka socda Turkiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Hulusi Akar…
Read More » - Maqal & Muuqaal
Madaxweyne Farmaajo oo ku laabtay Muqdisho (Daawo Khudbadii uu ka jeediyey Magaalada Jubba)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka…
Read More » - Featured
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda Heshiiska Nabadda dalka Koonfurta Suudaan (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka qayb…
Read More »