Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»XOG: Dowladda Qatar oo wada Qorshe ay uga fogaaneyso Farmaajo iyo Ergay ay u direyso Somaliya

    XOG: Dowladda Qatar oo wada Qorshe ay uga fogaaneyso Farmaajo iyo Ergay ay u direyso Somaliya

    April 30, 2021Updated:May 3, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Qatar oo si gaara u taageeri jirtay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bilaabeysa qorshe ay ku dooneyso inay isaga fogeyso xilligan oo uu xaalad adag ku jiro.

    Wararka la helay ayaa sheegaya in dowladda Qatar ay xaqiiqsatay inay soo dhammaatay rajadii laga qabay inuu xilka sii joogo Maxamed Farmaajo, sidaas darteedna ay dooneyso inay ka furato, isuna muujiso dal dhexdhexaad ah oo ka qeyb qaadanaya sidii looga gudbi lahaa khilaafka Doorashada Soomaaliya.

    Ergay gaar ah oo ka socda Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka Qatar ayaa lagu wadaa inuu toddobaadka dambe tago Soomaaliya. Ergaygan oo lagu magacaabo Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani ayaa ah ergayga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Qatar u qaabilsan La Dagaalanka Argagixisada iyo Dhexdhexaadinta Khilaafyada.

    Faahfahin dheeraad ah lagama helin shaqada ergeyga iyo mudadda uu joogi doono Soomaliya, laakiin ilo xogogaal ah ayaa sheegay in ergaygan oo qeyb ka ahaa dhexdhexaadinta Ururka Talibaan iyo Maraykanka, laga yaabo inuu gacan ka geysto sidii Farmaajo loogu qancin lahaa inuu tanaasulo.

    Dowladda Qatar waxaa la sheegay inay dhaqaale badan ku bixisay Doorashadii Farmaajo iyadoo u soo marsiiyey Fahad Yaasiin oo hadda ah agaasimaha NISA, waxaana sidoo kale lagu eedeeyay inay lacag toos ah oo madow ku taageerto Farmajo.

    Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani

    Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani Farmajo Qatar Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLibaax ku baxsaday magaalada Hargeysa oo argagax dhaliyay iyo Haweeney uu dhaawacay
    Next Article Max’ed Cabdi Waare: “Iima muuqato inuu Rooble leeyahay kalsoonidii uu howshan ku qaban lahaa..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo