Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Rooble oo qaaday tallaabooyin uu cadaadis ku saarayo Farmaajo iyo rajada uu ka qabo inuu la wareego…

    XOG: Rooble oo qaaday tallaabooyin uu cadaadis ku saarayo Farmaajo iyo rajada uu ka qabo inuu la wareego…

    May 1, 2021Updated:May 1, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaaday tallaabooyin uu ku doonayo inuu cadaadis ku saaro madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Arrintan ayaa timid kadib markii uu qaatay mowqifkii uu uga hor yimid muddo kordhinta oo ay ku wada socdeen madaxweynayaasha Gamudug iyo Hirshabeelle, taasoo inteeda badan ka timid cadaadis ay saartay beesha caalamka, (Akhiso Xogtan), waxaana markaas kadib uu bilaabay dhaqdhaqaaq uu ku doonayo inuu taageero ka helo dhinacyadii ka horjeeday Maxamed Farmaajo.

    Rooble ayaa weydiistay Musharixiinta mucaaradka ee ahaa awoodda ugu weyn ee ka hor timid muddo kororsigii Farmaajo inay ku taageeraan inuu la wareego maamulka Doorashada iyo Amniga dalka, ayna kala shaqeeyaan sidii caasimadda loo nabadeyn lahaa, loogana saari lahaa ciidamada.

    Dhinaca kale wuxuu Maxamed Rooble xiriir la sameeyay madaxda maamul Goboleedyada isagoo ka codsaday inay taageeraan dadaalkiisa uu ku doonayo inuu la wareego maamulka Doorashada iyo Amniga, isla markaana ay aqbalaan shir uu isugu yeerayo si dib loogu bilaabo wadahadalkii.

    Arrintan waxaa si buuxda u taageeray Galmudug iyo Hirshabaelle, waxaana shuruudo ku xiray Puntland iyo Jubbland, halka ay xaaladda ka War sugeyso K/Galbeed, waxaana isla arrintan loo xilsaaray madaxda Midowga Musharixiinta.

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta wuxuu kulan isugu yeeray Ganacsatada Gobolka Banaadir oo uu kala hadlay xaaladda dalka iyo dadaalkiisa uu ku doonayo inuu dagaal uga badbaadiyo caasimadda, wuxuuna weydiistay taageero.

    Tallaabooyinka uu qaaday Maxamed Xuseen Rooble oo lasoo wada dhoweeyay ayaa dhinaca kale ku xiran go’aanka uu qaato Maxamed C/llaahi Farmajo oo maanta hortegaya Golaha Shacabka, waxaana rajo laga qabaa inuu tanaasulo, isla markaana uu ogolaado inuu Doorashada ku wareejiyo Ra’iisal wasaarihiisa.

    Inkastoo Rooble qaaday tallaabooyin uu Farmaajo ugu muujinayo inuu yahay nin taageero heysta, haddana dad badan ayaa ka deyrinaya inuu fudud u tanaasuli doono madaxweynaha xilka ka dhammaaday ee lagu diiday muddo kororsigii uu doonayey.

    XOG: Yaa ka danbeeyay Go’aannadii ay Rooble, Qoorqoor iyo Guudlaawe uga hor yimaadeen Muddo kororsiga
    Doorashada Farmajo Maxamed Xuseen Rooble Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWargeys kashifay inuu Farmaajo heysto dhalasho dal kale iyo sababtii uu isaga celiyey Basaborka Mareykanka
    Next Article Muddo kororsigiinii baas waa idin soo celiyey..!! (Khudbadiisa hal arrin halaga fiiriyo -Qormo Axmed Fiqi-)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo