Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, May 24
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Kulanka Cumar C/rashiid iyo William Rutto: Hal horumar iyo laba fashil (Socdaalka Ra’iisal Wasaraha)

    Kulanka Cumar C/rashiid iyo William Rutto: Hal horumar iyo laba fashil (Socdaalka Ra’iisal Wasaraha)

    April 20, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya  Cumar C/rashiid ayaa socdaal aan hore loo sii qorsheyn ku tegay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo uu kulan kula yeeshay madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya ahna sii haya xilka madaxweynaha William Rutto. Wafdiga Cumar C/rashiid oo ka tegay dalka Itoobiya oo xilli dambe ay tageen shirkii looga hadlayay argagixisada ee magaalada Bahardar waxaa ka mid ahaa wasiirka arrimaha dibadda C/salan Cumar Hadliye iyo xubno kale sida xildhibaan Gaandi.

    Ruto-Omar

    Labada wadahadalkooda waxaa hareeyay arrinta qaxootiga Soomaalida ee dalka Kenya oo isla madaxweyne ku xigeenka dalkaasi uu ku hanjabay inuu ka rari doono gudaha Kenya muddo 3 bilood ah haddii ay dalkooda Soomaaliya ku celin weydo Hay;adda UNHCR. Waxaana war laga soo saaray xafiiska madaxweyne ku xigeenka Kenya lagu sheegay in arrinta qaxootiga Soomaalida laga furi doono wadahadal saddex geesood ah oo dhex mari doona Somalia, Kenya iyo UNHCR, wadahadalkaas oo bilaaban doona Taladaada beri, si xal loogu helo arrinta qaxootiga Soomaalida ee ku jira xeryaha Kenya.

    omar-2

    [ad name=”HTML-2″]

    Socdaalka Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa la oran karaa arrintaas waa horumar laga gaaray arrintii khilaafku ku taagnaa ee qaxootiga, inkastoo dowladda Kenya ay cadaadis badan saareen Qaramada Midoobay iyo dalalka deeqda bixiya, waxaana horumarkaasi laga dhaxlay socdaalkaasi.

    Dhinaca kale waxaa kulankii dhex maray Soomaaliya iyo Kenya ee heerka sare ahaa ka muuqday agaasim xumo laga naxo iyo khaladaad xagga borotokolka ah kadib markii madashii shirka laga waayay Calanka Soomaaliya oo kaliya uu ka soo muuqdan Calanka dalka Kenya. Ra’iisal wasaaraha waxaa fashilkaas la wadaaga safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya oo hadda kusime uu xilka sii hayo oo iyaduna ku fashilantay inay howsheeda gudato kana dhigto madasha meel laba dowladood ku wadahadlayaan halkii ay u muuqan lahayd meel dowlad qura ay dadkeeda ku qaabishay..!

     

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-6″]

    [ad name=”HTML-1″]

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa ka jira in madaxweyne Xasan Sheekh qalliin caafimaad u tegayo dalka Mareykanka?
    Next Article DEGDEG: Qasaaraha qaraxii Baar ku yaalla magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Madaxweynaha Turkiga oo ka hor yimid barakicinta Dadka Gaza, Donald Trump ku tilmaamay nin iska hadlay

    February 10, 2025

    Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Somaliland iyo Beelaha ay kasoo jeedaan

    December 14, 2024

    Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir iyo Taariikhdiisa oo kooban

    December 10, 2024

    Mucaaradka Hubeysan oo la wareegay talada dalka Syria iyo Madaxweynihii oo baxsaday

    December 8, 2024

    WARARKII MAANTA

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Madaxweynaha Turkiga oo ka hor yimid barakicinta Dadka Gaza, Donald Trump ku tilmaamay nin iska hadlay

    February 10, 2025

    Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Somaliland iyo Beelaha ay kasoo jeedaan

    December 14, 2024

    Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir iyo Taariikhdiisa oo kooban

    December 10, 2024

    Wadani Online wuxuu hiigsanayaa in la helo Warbaahin horumarsan oo la jaan qaadi karta dhigeeda goboleed iyo caalamka.
    Ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa hirgelinta Wadani.com waa in la helo Warbaahin ku howlgaleysa habka loo yaqaan Saxaafadda dabagalka (Investigative Journalism)

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo