Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, May 23
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Taliska Milateriga oo ka hor yimid Warsaxaafadeedkii Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya
    Somali

    XOG: Taliska Milateriga oo ka hor yimid Warsaxaafadeedkii Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya

    WebmasterBy WebmasterMay 25, 2015No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warkii shalay ka soo baxay wasaaradda amaanka xukuumadda Soomaaliya ee ay si cad ugu sheegtay in weerarkii lagu qaaday xildhibaanno ka mida Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xiisad ka dhex abuurtay xukuumadda Soomaaliya  iyo Taliska ciidamada milateriga Soomaaliya, kadib markii warka uu si cad eeda weerarka dusha uga saaray ciidamada milateriga.

    Allaha u naxariistee Yuusuf Cabdi Dirir ayaa weerarkaasi ku geeriyooday, laakiin taliska ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa si kale u dhigay arrinta iyadoo wixii dhacay ku sheegay inay ahayd shil si degdeg ah u dhacay oo aanay jirin dembi ay ciidamada milateriga ku leeyihiin arrintaasi.

    Indha-Carte2

    Taliyaha ciidamada Milateriga Jen. Daahir Aadam Cilmi (Indha-qarshe) ayaa si weyn uga carooday warka wasaaradda ammaanka isagoo cabashadiisa gaarsiiyay xukuumadda iyo madaxtooyada, waxaana arrintaasi ay dhalisay waanwaan hor leh oo madaxda sare ee dowladda ku dhex jiraan, iyadoo taliska milateriga uu doonayo inuu dhinaciisa ka hadlo sidii ay wax u dhaceen iyo shilkaasi qaabkii uu ku yimid oo gebi ahaanba ka duwan sida wasaaradda amniga u dhigtay.

    Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in qaabka loo qoray warsaxaafadeedka wasaaradda amniga uu diyaariyay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, kaasoo u yeertay afhayeenka wasaaradda si uu saxaafadda ugu akhriyo, laakiin afhayeenka uu ka gaabsaday mar haddii aanu wasiirkii amniga ka war heyn qoraalka, waxaana arrinta markii danbe soo dhex galay wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed oo ogolaaday in qoraalkaasi saxaafadda loo akhriyo.

    Goobjooge.com

    [ad name=”HTML-1″]

     

    [ad name=”HTML-6″]

    Daahir Indha-qarshe Maxamed Cumar Carte Taliska Milateriga Weerarkii xildhibaanada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news. Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Madaxweynaha Turkiga oo ka hor yimid barakicinta Dadka Gaza, Donald Trump ku tilmaamay nin iska hadlay

    February 10, 2025

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo