Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Subscribe
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Dowladda Somaliya oo hadalkeedii ugu kululaa ka soo saartay Derbiga Kenya ka dhiseyso Xuduudka
    Somali

    Dowladda Somaliya oo hadalkeedii ugu kululaa ka soo saartay Derbiga Kenya ka dhiseyso Xuduudka

    WebmasterBy WebmasterJune 3, 2015Updated:June 3, 2015No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya ayaa si  kulul markeedii ugu horeysay uga hadashay arrinta derbiga Kenya dhismihiisa ka bilowday xuduudka Kenya tan iyo markii iska hor imaad ka dhacay degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo halkaasoo Kenya damacday inay burburiso guryaha Soomaalida si ay derbigaasi u dhex mariso.

    Wasiirka  Amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo warbaahinta la Muqdisho ayaa sheegay inaanu jirin dal ku soo xadgudbi kara xuduuda Soomaaliya hal taako oo ka mid ah, isla markaana dowladda Soomaaliya ay derbigaasi u aragto mid aan keeneynin wax ammaan ah oo Kenya ay hesho.

    wasiirka-amniga

    “Xukuumadda Soomaliya waxay aaminsan tahay in dal jaar nala ah kusoo xadgudbi karin xuduudka wadanka; hal taako uma ogolaanayno in lagu soo xadgudubo” Ayuu yiri Wasiirka oo intaas ku daray in dhismaha derbiga ay Kenya wado aanu waxba ka tari doonin suggida amniga, isla markaana abuuri doono dhibaato weyn oo dadka labada dhinac ku nool soo gaarta.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhowaan la kulmay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta xilli uu transit ku ahaa Nairobi, waxaa kaloo Kenya tegay wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid mana muuqato heshiis arrintaasi laga gaaray ama ugu yaraan war cad oo Dowladda Soomaaliya ka soo baxay marka laga reebo haddalo diblomaasiyadeed oo aan kala caddeyn xilli dowladda Kenya ay qorshaheeda wadato isla markaana dadka ku nool degmooyinka xuduudka siiba gobolka Gedo ay qeylo dhaan u soo direen dowlada Federaalka.

    Goobjooge.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    Derbiga Kenya Wasiirka amniga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news.Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Sheegow Cali Axmed oo isagoo Maxbuus ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho

    April 7, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo