Browsing: Xukuumadda
Akhriso jawaabaha ay bixiyeen Madax Sare, Siyaasiyiin, Mas’uuliyiin hore iyo xildhibaanno
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa beeniyay inuu diiday in ururka ONLF laga saaro liiska argagxisada, kadib shirkii…
Safiirka cusub ee Dowladda Sucuudiga u soo magacawaday Soomaaliya ayaa maanta gaaray Axmed Bin Maxamed Almowallad magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii kooxda Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Afhayeenkii Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dhaawaciisa loo qaaday dalka Turkiga.
Ssuuragal ma aha inay Soomaaliya colaadiso dalal ay kala dhexeeyaan dano badan.
Qaar ka mida Wasiirada Xukuumadda xilgaarsiinta ah ayaa xilligan kala guurka qaaday tallaabooyin isugu jira musuq iyo ku takri fal…
Xukuumadda Somaliya oo Heshiis cusub la saxiixaneysa Shirkada Maru Port Services (Maxay qabaneysaa?)
Xukuumadda Xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis cusub la gashay shirkad lagu magacaabo Maru Port Services Ltd oo qaabilsan tayo-dhowrka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta qaaday tallaabo uu kusoo celinayo xiriirkii xumaaday ee Soomaaliya iyo Imaaraadka…
Guddiga Ra’iisal wasaaraha u saaray baarista falkii Afgenbiga ahaa ee 27 Disembar ka dhacay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo Golaha Wasiirada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku adkeystay inuu Dacwad kusoo oogayo madaxweynaha waqtigiiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi…
Wasiirka Amniga xukuumadda xilgaarsiinta ayaa soo saaray amar xukuumadda kasoo baxay oo Garoonka Diyaradaha Muqdisho looga saarayo taliska Nabadsugidda iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa si adag uga hadlay isku daygii Maxamed C/llaahi Farmaajo ee shaqo ka…
