Browsing: Xukuumadda
Golaha Wasiirada xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa xilli habeen ah shir yeeshay caawa iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xubno ka tirsan xukuumadiisa u sheegay inaysan waqtiga isaga lumin waanwaan ay…
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Marka hore waxaan salaamayaa Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhaqaaqay inuu la wareegay taliska ciidamada dowladda, isla markaana ay ka amar qaadan…
Xukuumadda Federaalka ayaa amar ku soo rogtay Taliyaha Ciidamada Badda oo dhowaan eedeyn dhul boob ah warbaahinta uga jeediyey Ra’iisal…
Xukuumadda ma sheegin cidda weerarka ku heysa Rooble, laakiin waxay caddeysay inuu yahay mid sare oo saraakiil ciidan loo adeegsaday…
Golaha Hoggaaminta Beesha H/Gidir ayaa si buuxda u taageeray Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta ee hoggaaminaya Doorashada Dalka.
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaqadii ka joojiyey Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Cabdiqaadir Maxamed Aaden.
Golaha Wasiirada xukuumadda xilgaarsiinta ayaa galabta yeeshay shirkii toddobaadlaha ahaa oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo Muqdisho soo…
Arrintan ayaa qeyb ka ah olole Farmaajo ku beegsanayo Ra’iisal wasaare Rooble, kadib xil ka qaadsitii xubno ka tirsan Guddiga…
Dowladda Talyaaniga iyo Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa markii labaad kala saxiixday heshiis ku saabsan in Afka Talyaaniga laga bilaabo…
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda xilgaarsiinta e federaalka ayaa shaacisay inay agaasime cusub u magacawday Maamulka iyo maaliyadda Wasaaradda.
