Browsing: Xukuumadda
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka xukuumadda xilgaarsiinta Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay jiritaanka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay danjirahaImaaraadka Carabta u jooga Soomaaliya Maxamed Axmed Alcuthmani.
Qeylo dhaan, cadaadis iyo diidmo ka timid dhinacyo badan oo ay ugu horeeyaan Midowga Musharixiinta ayaa keenay in la laalo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble War kasoo saaray ayaa war kaso osaray go’aanka ka soo baxay Guddiga Doorashada…
Ra’iisal wasaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibadda Maxamed C/risaaq Maxamud, isagoo sidoo kale…
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa amar cusub kusoo rogtay iskuullada dawladda ee ku yaala Gobolka Banaadir, iyadoo fartay inaysan ka…
“Qorshaha kala guurka waxa uu ahaanayaa mowqifka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Mana aqbali doono caga- jiid, been abuur iyo dib u…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka C/llaahi Abuukar Xaaji (Carab) ayaa baa’bi’iyay kharashaad ay Agaasinka Waxabarashada G/Banaadir uu dhowaan soo saaray, isla…
