Browsing: Xukuumadda
Golaha wasiirada xukuumadda xilgaarsiina Soomaaliya ayaa shalay shaaciyey inay ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee sanadka 2022.
Waxaa kulan fool ka fool ah xalay yeeshay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Raiisal wasaaraha xilgaarsiinta…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay in loo gurmado abaarta ka taagan Gobollada Jubooyinka ee…
Labada dhinac aya ku heshiin waayey ajendaha shirka, taasoo keentay in lagu kala tago, waxaana jirta rajo kale.
Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyadu uu ka shaqeynayo iska hor keenidda TV-ga iyo Bulshada
Amiirka dalka Qatar Tamim Bin hamad Altahani ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaiyo wafdiga la socda oo…
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Roobley, ayaa caawa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, oo booqasho rasmi ah…
Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani ayaa casuumaad u fidiyey Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaariinta Soomaaliya Maxamed Xuseen…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaalle Beyle oo Shirka jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay horumarka dhaqaalaha dalka, 0Ddoorashooyinka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xiisadaha colaadeed ee ka taagan…
Website-ka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Federaalka ayaa la jabsaday, iyadoo burcadda Internet-ka ay u dhaceen oo ay ku faafiyeen…
Ra’isul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay kulan fogaan-arag ahaa, kaas oo ay ka soo…
