Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Khilaaf ka dhex qarxay Maamulka TV-ga Dowladda iyo Madaxtooyada Somaliya (Jawaabta culus ee SNTV)

    Khilaaf ka dhex qarxay Maamulka TV-ga Dowladda iyo Madaxtooyada Somaliya (Jawaabta culus ee SNTV)

    October 13, 2021Updated:October 14, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyadu uu ka shaqeynayo iska hor keenidda TV-ga iyo Bulshada

    Khilaaf ayaa ka dhex qarxay Qeybta Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya iyo maamulka TV-ga Qaranka, kadib markii Maamulka TV-ga Dowladda Federaalka SNTV uu jawaab ka bixiyey eedeyn loo jeediyey oo ku saabsan sababta uu usii deyn waayey Khudbadii Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo jeediyey ee ku saabsanayd Go’aankii ay Maxkamadda ICJ kasoo saartay Dacwadii Badda ee Somaliya iyo Kenya.

    Dad badan oo isugu jira mucaarad iyo taageerayasha Farmajo ayaa dood ka abuuray baraha bulshada iyadoo maamulka TV-ga ku eedeeyay inuusan sii deyn khudbadaasi oo mar dambe ka baxday SNTV, iyadoo taageerayafasha Farmaajo ay baraha bulshada ka bilaabeen olole SNTV loogala noqonayo (Like-ta).

    Qoraalka maamulka SNTV ayaa lagu caddeeyay in arrintaasi uu sababteeda lahaa xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada oo aan khudbadda oo lasii duubay u dirin TV-ga Qaranka, balse TV-yada uu xiriirka la leeyahay u diray, kadibna xilli danbe gaarsiiyey TV-ga Dowladda.

    Khilaafka Warbaahinta dowladda iyo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa soo bilowday markii ay warbaahinta sharci ahaan ula safatay Ra’iisal wasaaraha oo ay diiday inay baahiso wareegtooyinka Farmaajo ee ku wajahnaa xukuumadda ee ka dhashay khilaafka kiiskii Ikraan Tahliil Faarax.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA UU MAAMULKA SNTV SOO SAARAY

    Maamulka Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Waxaa caddeynayaa in Khudbaddii Madaxweynaha ee xalay ay na soo gaartay goor dambe, isla markii ay na soo gaartayna aannu soo gelinay TV-ga.

    Daahista khudbaddu waxa ay ka timi xafiiska warbaahinta ee madaxtooyada oo meelo kale ku horreysiiyey, Sidoo kale ma jirto taageeryaaal (followers) ka laabtay page-ka SNTV, waxa na follow gareeyay 1.2 million oo qof waana sidoodii.

    Sidoo kale waxa SNTV jecel ama like siiyey 762 kun oo qof oo Reer Facebook ah. Waxaan bulshada u caddeyneynaa in Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyadu uu ka shaqeynayo iska hor keenidda TV-ga iyo Bulshada isagoo u tusaya in Warbaahintu diidday baahinta Warka madaxweynaha.

    Beeni raaad maleh.Waad mahadsan tihiin
    Sharmarke Maxamed Warsame
    Agaasimaha SNTV1 iyo SNTV2

    Farmaajo Madaxtooyada SNTV
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Kenya oo si kulul ugu gacan seyray Go’ankii Maxkamadda ICJ ee Somaliya & Kenya
    Next Article Alshabaab oo in ku dhow 20 Qof ku dhisay Weerarro dhacay Maalintii Dacwadda Badda (Sarkaal ka mida)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo