Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Xukuumadda oo u digtay Saraakiisha iyo Madaxda loo adeegsanayo Abaabulka ka dhan ah RW Rooble

    Xukuumadda oo u digtay Saraakiisha iyo Madaxda loo adeegsanayo Abaabulka ka dhan ah RW Rooble

    December 25, 2021Updated:December 25, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xukuumadda ma sheegin cidda weerarka ku heysa Rooble, laakiin waxay caddeysay inuu yahay mid sare oo saraakiil ciidan loo adeegsaday (Villa Somalia)

    Xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa markii ug horeysay jawaab ka bixisay qorshe abaabulan oo dhan ah Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, oo lagu doonayo in lagu sumcad dilo.

    Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-cadaalla ayaa shir jaraa’id ka sheegay in abaabulka lagu ijaafeynayo Rooble ujeedkiisu yahay ka hortagga Doorasho dalka ka dhacda, isla markaana uu yahay mid heerkiisu sareeyo oo ay ku lug yeesheen saraakiisha ciidamada iyo kuwa rayidka.

    “R’aiisul wasaare Rooble Doorasho ayuu ka shaqaynayaa taas ayaa ah sababta loo soo abaabulay dacaayadaha ka dhanka ah, waxaana haynaa caddaymo ku filan abaabulkaas oo aan xilligeeda soo bandhigi karno, balse hadda intaas u dhaafi maayo” ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo aan farta ku fiiqin cidda wada ololaha lagu beegsnayo Rooble.

    Wuxuu sheegay in arrintasi loo adeegsaday saraakiil iyagoo garaadihii ciidanka lebisan isku dayay inay ijaafeeyaan Ra’iisal Wasaaraha. “Waxaa nasiibdarro ah in Dacaayahadaha abaabulkooda loo adeegsaday Saraakiil ciidan iyo hay’adaha rayidka ah ee dowladda in Ra’iisal wasaaraha Qaranka lagu ijaafeeyo, iyadoo darajadii qaranka ay lebisan yihiin.”

    Wuxuu ugu hanjabay in Sarkaal walba oo isku daya in uu ku dhax milmo arrimaha siyaasadda ee dalka, iskuna daya in uu xafiis gaar ah ugu adeego awooddiisa sarkaalnimo laga qaadi doonaa tallaabo sharciga waafaqsan.

    Arrintan ayaa soo shaac bixisay xiisada siyaasadeed ee mar kale ka dhex taagan xafiisyada Madaxweynaha xilku k dhammaaday Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaarha xilgaarsiinta Maxamed Rooble.

    Doorashada Rooble Top xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Sidee xilka looga qaaday Guddoomiyaha Guddiga Doorashada? (Cidda taageersan & xubnaha ku haray)
    Next Article Guddiga Doorashada oo shaaciyey in lala wareegay Barihii Bulshada ee Guddiga (Yaa la wareegay..?)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo