Browsing: Xukuumadda
Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Xilgaarsiinta ee Soomaaliya Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ku dhaqaaqay magacaabidda agaasimeyaal cusub xilligan kala guurka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi xaqiijin oo kala saaraya xubnaha Guddiyada Doorashada.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu ku dhaqaaqo fulinta mid ka mida…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ayaa munaasabad Qado Sharaf ah u tegay Hotelka…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Xasan Xundubey Jimcaale ayaa afhayeen cusub u magacaabay Wasaaradda Amniga.
Wasiirka Amniga xukuumaddax xilgaarsiinta Xasan Xundubey Jimcaale ayaa laga soo xigtay in dhowaan lasoo gabagabeynayo shirka Qaran eewadatashiga Doorashada oo…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa War saxaafadeed cambaareyn ah kasoo saartay duqeyn 5 maalmood ka hor ka dhacay Gaza oo…
War kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay taageero buuxda u hayaan Ra’iisal wasaare Rooble.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa beeniyay War lagu qoray warbaahinta Kenya oo ku saabsan in Somalia iyo…
Guddiga Fatahaada Maamulka Hirsabeelle ayaa celin kulul u diray Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka, kadib markii ay soo saartay qoraal…
Wasiiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa soo saaray qoraal uu ku baab’inayo dhammaan heshiisyadii ay Wasaarada kula…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa u jawaabay Midowga Musharixiinta, isagoo shaaciyey inay Soomaaliya galeyso Doorasho.
Midowga Musharixiinta madaxweynaha ayaa shaki geliyey dhexdhexaadnimada Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo loo xilsaaray arrimaha Doorashada.
Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday qabanqaabada shirka madaxda maamul Goboleedyada, Xukuumadda Federaalka iyo Gobolka Banaadir oo la filayo inuu furmo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Jabuuti…
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyntii uga timid maamulka Hirshabeelle ee ahayd inay xayirtay lacago loogu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gurigiisa ugu tegay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo…
War-saxaafadeed kasoo baxay Guddi madaxweynaha Hirshabeelle u magacaabay arrimaha fartahaadda ayaa lagu sheegay in kharash loogu talogalay wax ka qabashada…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta berri ah ay tahay maalintii ugu dambeysay bisha Ramadan oo la buuxinayo…
Xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka ayaa sheegtay inay waxba kala socon go’aanka dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tegayay Soomaaliya.
