Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»RW Rooble Ma bedeli doonaa 16-ka xubnood ee ka mida Guddiyada la isku khilaafay ee Doorashada?

    RW Rooble Ma bedeli doonaa 16-ka xubnood ee ka mida Guddiyada la isku khilaafay ee Doorashada?

    May 30, 2021Updated:May 30, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu ku dhaqaaqo fulinta mid ka mida Qodobadda Heshiiskii labaad ee Doorashada.

    Qodobka ugu culus ee ugu horeeya fulintiisa ayaa ah wax ka bedelka Guddiyada Doorashada ee la isku khilaafay, kuwaasoo ay ka mid yihiin shaqaalaha dowladda, saraakiisha ciidamada iyo taageerayaashii Baraha bulshada ee madaxweynihii xilku ka dhammaaday ee Maxamed Farmaajo; iyadoo Rooble loo gudbinayo 16 xubnood oo ay tahay in la bedelo.

    Heshiiska labaad ee Doorashada, kaasoo magaalada Muqdisho lagu saxiixay 27-kii bishan May 2021 ayaa awood u siinaya Ra’iisal wasaaraha inuu xaqiijiyo xubnaha laga dalbaday inuu ka saaro Guddiyada Doorashada.

    Kalsoonida ka dhalatay heshiiska la gaaray waxaa sal u ah fulintiisa, waxaana Maxamed Xuseen Rooble hortaala tijaabadii ugu adkeyd oo lagu ogaanayo dhexdhexaadnimadiisa iyo sida ay uga go’an tahay fulinta heshiiskii Doorashda ee lagu gaaray Muqdisho.

    Halkan ka Akhriso: Heshiiska labaad ee Doorashada

    Mudadda loo qabtay dhaqan gelinta Qodobka xalinta khilaafka Guddiyada Doorashada ayaa ku eg Isniinta, 31-ka bishan May, iyadoo sidoo kale lagu ogaan doono suuragalnimada in waqtiga loo qabtay doorashada oo ah 2 bilood ay ku qabsoomi karto.

    Midowga Mushariixinta oo gudbinaya Liiska magacyada laga saarayo Guddiyada Doorashada.

    Midowga Mushariixinta ayaa maanta ilaa caawa u gudbinaya Ra’iisal wasaaraha ilaa 16 xubnood oo la sheegay inay ka mid yihiin xubnaha sida sharci darrada ah loogu daray Guddiyada Doorashada ee ay tahay in la bedelo.

    Guddiga Doorashada Guddiga Khilaafaadka heshiiska Doorashada Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHorjooge ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Howlgalka Ciidamada Dowladda ee SH/Dhexe iyo Magaciisa…
    Next Article Sheekh Shariif oo markii ugu horeysay taageeray kaalintii Ciidamadii Mucaaradka BadBaado Qaran (Daawo)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo