Browsing: Xukuumadda
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamud ayaa laga dalbaday inuu soo gaabiyo khudbadii uu ka jeedinayay Golaha Amniga ee…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda xilka sii heysa Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa eedeyn kulul u jeediyey dowladda Imaaaraadka Carabta oo uu sheegay…
Warbaahinta dowladda ayaa baahisay Warr uu ku saxiixan yahay Wasiirka Amnig Xukuumadda xilka sii heysa Xasan Xundubey Jimcaale oo lagu…
Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa soo saartay Amarro ku saabsan cudurka Covid-19 oo lagu joojiyay isu imaatinka dadka, shirarka iyo…
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya ayaa shaqaalaha dowladda fartay inay joogaan guryahooda, iyadoo si KMG ah…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Covid-19 oo Soomaaliya kusoo laba kacleeyay.
Cudurka Covid-19 ayaa si weyn uga laba kacleeyay Soomaaliya iyo iyo gaar ahaan caasimada, waxaana 24-kii saac ugu danbeeyay Muqdisho…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilkal sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi farsamo oo ka kooban…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka laabtay amar xalay lagu xiray qeyb ka mida Isgoyska…
Dowladda Soomaliya ayaa Qoraal jawaab ah u dirtay Maxkamadda Caddaaladda UN-ka ee ICJ, kadib markii Kenya codsadtay in markii afraad…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa khudbad u jeedinaya xildhibaannada Golaha Shacabka, isagoo akhrinaya warbixin ku…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa sheegay in xukuumadiisa ay fududeyneyso shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ee uu ku…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka baaqsaday inuu maanta tago kulanka Baarlamaanka oo…
Taliyaha ciidamada dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneral Maxamed Tahliil Biixi ayaa weerar aan hore loo arag oo afka ah…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa qoraal dheer oo jawaab iyo mowqif cusub ah ka qaadatay xiisadda Diblomaasiyadeed kala dhaxeysa dalka…
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa sharci darro ku tilmaamay habkii loo maray…
Wafdi ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka degay garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow, Gobolka…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka horjeedo warbixinta kasoo baxday Guddiga xaqiiqo raadinta IGAD e xiisadda Soomaaliya iyo Kenya.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka daba yimid Warr uu shalay sheegay oo ku saabsanaa in cid…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay ka hortagtay Hub culus iyo rasaas ay dalka soo…
