Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Dowladda Somalia oo Qoraal Jawaab ah u codsigii Kenya u dirtay Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ

    Dowladda Somalia oo Qoraal Jawaab ah u codsigii Kenya u dirtay Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ

    February 11, 2021Updated:February 11, 20211 Min Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaliya ayaa Qoraal jawaab ah u dirtay Maxkamadda Caddaaladda UN-ka ee ICJ, kadib markii Kenya codsadtay in markii afraad dib loo dhigo dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya.

    Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda xilka sii heysa Cismaan Abukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya qoraal u dirtay Maxkamadda ICJ, iyadoo ka horjeeda in dib loo dhigo qaadista Kiiska Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya.

    Wasiirka ayaa sheegay inay Maxkamadda ICJ ka codsadeen inaan dib loo dhigin qaadista dacawadda, taasoo ka dhigan in cadaaladda la waayo ay tahay cadaaladda darro, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya aysan yeeli doonin dib u dhigidda Dacwadda ee Kenya caadeysatay.

    Wuxuu sheegay in Kenya ay duullaan ku tahay Qaranimada iyo Dhulka Soomaaliya, balse dowladdu ay diyaar u tahay in ay dalka difaacdo, ayna diyaar yihiin kooxdii qareenada Soomaalida.

    Kenya ayaa hore ugu guuleysatay inay muddo 3 jeer ah dib u dhigto qaadista dacwadda Badda Somalia iyo Kenya ee taalla Maxkamadda ICJ, iyadoo markii afraad lagu wado in la qaado kiiskaasi 15-ka Bisha Maarso 2021.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKenya oo sheegatay inuu Dhul uga maqan yahay Soomaaliya, Dalab cusubna u dirtay Maxkamadda ICJ
    Next Article Maxkamadda Hiiraan oo sii deydey 7 Qof oo u xirnaa Maamulka Hirshabeelle (Magacyada)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo