Browsing: Xukuumadda
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay falkii degaanka Gololley ee dagmada Balcad ka dhacay, laguna laayey 8 qof oo intooda badan ka…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyey dib ugu noqosho lagu sameeyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2020 oo la kordhiyeym kadib…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in dad ku dhow 100 qof laga helay cudurka Covid-19, 24-kii saac ee lasoo…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyey magacaabidda Agaasimaha Guud ee Hay’adda Tirakoobka Qaranka (National Bureau of Statistics) iyo ku-xigeenkiisa.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaisay kiisas cusub oo cudurka Codovid-19 ah oo laga helay gudaha Soomaaliya.
Agaasime cusub ayaa loo magacaabay Isbitaalka Martiini ee dowladda Soomaaliya maamusha, kaasoo lagula tacaalo dadka uu soo rito cudurka Coronavirus.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dadkii ugu danbeeyay ee laga helay cudurka Covid-19.
Dowladda Soomaaliya ayaa Saqdii Dhexe ee caawa ku dhawaaqday inay Berri oo Sabti ah ay tahay Ciid, iyadoo ka noqotay…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo 24-kii saac ee ugu danbeeyay laga helay Cudurka Coronavirus.
Wasaaradda Caafimaadka Somaaliya ayaa shaacisay tiro cusub oo cudurka Covid-19 laga helay 24-kii saac ee lasoo dhaafay, iyadoo Jubbaland laga…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay dib u dhigista Dacwadda Badda ee Kenya iyo Somalia oo…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay tiro dad cusub oo uu soo ritay cudurka Coronavirus 24-kii saac ee la soo…
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa…
Wasaarada Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay dadka cudurka COVID-19 laga helay 24-kii saac ee ugu dambeeyay oo gaaray 34 qof.
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa shaaciyey inay soo gabagabeeyeen baaritaan ku sameeyaan musuqmaasuq ka jira…
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay inay shaaciso tirada dadka laga baaro cudurka Coronavirus, waxayna wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Federaalka ay kaliya sheegtaa…
Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay Adeega Macluumaadka Coronavirus ee WhatsApp.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo cudurka Cotonavirus ah oo laga helay gudaha Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa…
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa farriin wargelin ah u dirtay Soomaalida ku xayiran dalka Kenya ee doonaya inay Soomaaliya…
