Browsing: Xukuumadda
Iyadoo aan xal kaam dambeys ah laga gaarin xiisadda siyaasadeed ee ka dhex alsoosantay Xukuumadda Soomaaaliya iyo Ahlu suna ayaa…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) iyo dowladda Somalia ayaa warar is-khilaafsan kasoo saaray duqeyn 27-kii bishan ka dhacday buuuaha…
Guddigii Gurmadka ee Qarixii xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeeyay qeybtii hore ee gurmadka degdegga ahaa, waxayna soo saareen…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa maanta hortegay Guddiga Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, iyadoo su’aalo laga weydiiyey arrinta…
Wadahadal loogu kala dab qaadayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo hoggaamiyaha Ahlu Suna Macalin Maxamuud ayaa ka…
Waxaa magaalada Muqdisho weli ku xayiran ciidamo loo diyaariyey Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la filayey in la…
Waxaa isbitalka Hamad ee magaalada Doha lagu daweynayaa 12 qof oo ah dhaawacyadii laga qaaday magaalada Muqdisho ee uu ka…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir oo…
Dowladda Somalia ayaa War kasoo saartay qarax galabta ka dhacay xarunta maamulka G/banaadir ee magaalada Muqdisho oo sababay qasaare dhimasho…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hor timid Liiska Odayaasha Jubbaland ee Guddiga Doorashada maamulkaasi uu soo saaray, iyadoo ka digtay in…
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay 10-ka Arday ee ugu sareeyay imtixaanka Dugsiyada Sare ee Shahaadiga ee sanadkna 2018-2019.
Website ay shaacisay wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Somalia in baahinayo natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee dowladda Sanad Dugsiyeedka 2018-2019 ayaa shaqeyn…
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay arrin ku cusub natiijada imtixaanka ee sanadkan, iyadoo la sameeyay qaab arday kasta ku…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay arrinta ku saabsan warbixinta ay qortay Wargeyska New York Times…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta tababar u furay ciidamadii dhawaan laga qarameeyay degaannada Galmudug ee…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Wakliilada iyo safiirrada beesha caalamka u jooga Soomaaliya oo…
Maamulka Puntland ayaa qaaday tallaabo kale oo ku saabsan inuu dib u celiyo lacag ay dowladda Federaalka u dirtay Guddiga…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug kulan ku yeeshay Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xubnaha Guddiga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay booqashada wafdig ka socda Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qaar ka mida Guddigii Dib u heshiisiinta Galmudug ee dhowaan ay magacawaday…
