Browsing: Xukuumadda
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu jaha-wareer hareeyay xafladii furitaanka kalfadhiga Shanaad ee Aqalka Sare oo lagu wado…
Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada u xil saaray la socodka iyo kormeerka howlgalladda Amniga ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa…
Mas’uul ka tirsanaa wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya oo lagu magacaabo C/llaahi Axmed Dool oyaa shaqadii laga eryay, isagoo ahaa Agaasimihii…
Kulan degdeg ahaa oo ay yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo gabagaboobay iyadoo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali…
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad oo ku saabsan Horumarinta Xoolaha iyo Reer guuraaga, kaasoo ay soo…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah hadda ku leh xaruntooda madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, kadib markii la isugu…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku dhaartay inuu hoggaamin doono mooshinka lagu ridayo xukuumadda…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo bandhigay diiwaangelinta ciidamada dowladda oo maanta jicmce ah ka socday magaalada…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa War Cambaareyn ah kasoo saartay qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo dad ka badan 16 qof…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddo bil ah shaqadii ka joojisay safiirkeedii xarunta Q/Midoobay ee magaalada Geneva, dalka Switzerland.
Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta ku laabtay Magaalada Muqdisho, kadib markii 24 saacadoo ku sugnaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa War Cad kasoo saartay mowqifkeeda ku saabsan dhulka Buuraha Golan Heights ee Israa’iil heysato.
Bayaan kasoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu taageeray Dib u habeynta ciidamada Amniga ee ay dowladda Soomaliya wado oo Ra’iisal…
Dowladda Somaliya ayaa ka qeybgashay Shirka heerka Wasiir ee Afrikaan ee taageerrada Midowga Afrika ee hab siyaasadeedka Qaramada Midoobey ee…
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye ayaa maanta tegaya Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas…
Dowladda Soomaaliya ayaa xalay lacag mushaar ah u dirtay ciidamadii gadoodsanaa ee Gobolka Sh/Dhexe oo dhowaan kasoo baxay fariisimihii difaaca…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho oo socdaal shaqo dhowr maalmood ah ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay Xogta macdanta dalka ku jirta oo muhiimad gaar ah u leh Kheyraadka dabiiciga ee dalka,…
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay janaaso lagu tukadaya meydka wasiir ku xigeenkii shaqada iyo shaqaalaha xukuumadda Soomalaiya Saqar…
