Browsing: Xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle.
Dowladda Soomaaliya ayaa ayaa si weyn u difaacday, lana safatay Boqortooyada Sacuudiga oo wajaheysa cadaadis ka dhashay saxafiga lagu waayey…
Xukuumaadda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta kala saxiixday deeq lacageed dhan €100 (Boqol milyan oo Euro) oo Midawga…
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku tegay…
Shirkii toddobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisal wasaare ku xigeenka…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka dhoofay magaalad Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sacuudiga isagoo gaaray Magaalada Jiddah.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta kulan la yeeshay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Caadil Bin…
Wafdigii Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay socdaalkiisa Boqortooyada Sacuudiga, kadib markii uu maanta u dhoofay dalkaasi socdaal…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Sacuudiga, kadib casuumaad uu…
Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday inay lacag deeq ah oo dhan 100 Milyan Doolar siineyso Soomaaliya, sida ay shaacisay safiirada…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) uu joojiyey kulan la qorsheeyay inuu…
Dowladda Faransiiska ayaa safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, iyadoo maanta waraaqaheeda aqoonsiga uu ka guddoomay wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay qorshe sugida amniga caasimadda Muqdisho laga bilaabayo degmooyinka G/Banaadir, iyadoo loo diyaariyey 3000 oo ciidan…
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa u ogolaaday Safaarada Qatar inay dalka ka dhoofsato Duurjoog.
Shuruudo adag oo ka hor yimid Qorshihii Dowladda ee Daabicidda Lacagta Shillin Soomaaliga (Dhageyso)
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay shuruudo adag iyo culeyso badan ay ka hor yimadeen soo daabicista lacagta cusub…
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa War-cad kasoo saartay Musharaxnimada xilka Madaxweynaha ee Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, iyadoo War-Saxaafadeed kasoo baxay…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta dugsiga tababarka Booliska ee Gen. kaahiye tababar ugu soo…
Shirkii toddoobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qabsoomay iyadoo lagu ansixiyey amar xukuumaddu ku soo rogtay Hay’adaha…
