Browsing: Xukuumadda
Dowladaha Sacuudiga iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan heshiis ku saaban iskaashiga Duulista hawada ee labada dal.
Dowladda Soomaaliya ayaa baaritaan ku heysa website lagu sameystay magaca Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Dowladda Soomaaliya ayaa saxiixday heshiis heer caalami ah oo ku saabsan Cahdiga Qarammada Midoobay ee dhowrista Xuquuqda Dadka Naafada ah.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka iyo xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaliya Mahdi Maxamed Guleed Qadar ayaa maanta booqday xarunta Guddiga madax banan ee Doorashooyinka Qaranka.
Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ka digay in dadka loo xiro arrimaha musuqmaasuqa aan damaanad lagu sii deyn…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo ay…
Xuakuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay diyaar u tahay in ay dardar geliso sidii dib loogu bilaabi lahaa wadahadalladii Somalia…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyay shirka Golaha guud ee Q/Midoobay…
Mas’uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa maxkamad loo soo taagay kiis la xiriira Musuqmaasuq uu ku kacay.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay deeq lacageed oo gaarysa 427 Milyan oo doolar…
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa soo saartay xeer ku saabsan dhaqan gelinayo shuruucdii hoe ee Gaadiidku lahaa, iyadoo dib…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey dadaallada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan…
Dowladda Soomaaliya oo Deeqdii ugu horeysay muddo 30 sano kadib ka heshay Bankiga Adduunka {Akhriso}
Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday inuu markii ugu horeysay muddo 30 sano ah Soomaaliya siiyo lacag maalingelin ah oo gaareysa 80…
Hay’adda Xanaanada Caruurta ee Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa noqotay hay’adii ugu horeysay ee si toos ah ugu soo guurtay…
Waxaa Maxkamad yaalla kiis ku saabsan musuq ka dhacay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo loo xiray Agaasime…
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiisyo ku saabsan mashaariic shaqo abuur ah oo dowladda Qatar ka fulineyso Soomaaliya.
Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka oo shaqada laga joojiyey, kadib markii uu wasiirka Wasaaradda ku soo eedeeyay…
Wasiirka Batroolka iyo Macdanka xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa shaqadii ka joojiyey xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaraddaasi, kadib markii…
Wasiirka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Magacaabay Xogahayaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo muddo bannaanaa.
