Browsing: Xukuumadda
Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo dhowaan xilka la wareegay ayaa soo saaray…
Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankii toddobadlaha ahaa ee ay maanta ku yeesheen Muqdisho ku ansixiyey inay…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in ciidamo u dirto dalka Koonfur Sudan, si ay gacan uga gaysato…
Wararka laga helayo Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegay in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka ay gudbiyeen Mooshin ka dhan ah…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa magaaada Muqdisho ka sheegay inuu heshiis dhex maray dowladda Soomaaliya, iyadoo laga heshiiyay tabashooyinkii ay Hirshabeelle…
Dowladda Soomaaliya ayaa Amar culus ku soo rogtay diyaaradaha yimaada Garoomada ku yaalla dalka Soomaaliya.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay dowlad goboleedyada ay doorashooyinku ku soo fool…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa jawaab culus ka bixiyey laba qodob oo ka mida shuruudihii ay madaxda…
Safiirka cusub ee Soomaliya u fadhin doona dalka Qatar C/risaaq Faarax Cali waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyey amiirka dalkaasi Sheekh Tamim…
Qaar kam ida madaxda dowladda Soomaaliya ayaa booqday dhaawaca xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo xalay Gaari uu la socday lagu…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in xal laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle…
Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhaca magaalada Muqdisho, iyadoo looga hadlay arrimaha siyaasadda dawladda ee…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka mida mas’uuliyiinta baraha bulshada ka taageera dowadda uu ka…
Munaasbad lagu maamuusayo dhagaxa dhigga dib u dhiska xarunta Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo uu dhagaxa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay’adda nabad sugidda iyo…
Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku shirsan Kismaayo ka codsatay in ay keenaan xisaab-celin ku aaddan “isticmaalka lacagaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegeysa Shir guddoonka Wasiirada Arrimaha dibadda ee Ururka Jaamacadda Carabta, taasoo ah horumar laga sameeyay dhinaca…
Ra’iisal wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ugu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxii Canshuuraha Dekadda weyn ee Muqdisho Axmed C/llaahi Samow loo diiday in damaanad…
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo maanta looga hadlay sharciga doorashooyinka…
