Browsing: Xukuumadda
Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawaday dalka Qatar ayaa waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyey wasiiru dowlaha arrimaha dibadda dalkaasi Sultan…
Ra’iisal wasaare Kheyre oo Joojiyey in Bankiga Dhexe in laga bixiyo Lacag Caddaan ah [Akhri sababta]
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inuu amar ku siiyey Bankiga Dhexe ee Soomaaliya inuusan bixin…
Midowga Yurub ayaa ogolaaday bixinta inta badan dhaqaale lagu taageerayo Booliska Soomaaliya oo gaaraya 42 -Milyan oo doolar, kadib shir…
Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Dr. Cabdiraxmaan Cabdulaahi Macalin Baadiyow oo ka mid ahaa…
Golaha Wasiirada xukumadda Soomaaliya ee shalay ayaa lagu ansixiyey Magacyada Saddex Safiir oo la sheegay inay soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha…
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ku amray Wasaaradda Amniga Gudaha inay soo diyaariyaan siyaasad lagu xakameynayo…
Golaha Wasiirada oo maanta kulan gara ku yeeshay magaalada Muqdisho Soomaaliya ayaa ansixiyey Xeerka Xayiraadda lacagaha oo ay soo diyaarisay…
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa ka qeyb galay Aas maanta loogu sameeyay…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi la socda ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koonfur…
Dowladda Soomaaliya ayaa diiwaan gelin casri ah kusoo rogtay ciidamada dowladda, iyadoo Ra’iisal wasaare Kheyre oo maana kormeeray dugsiga tababarka…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa weerar kulul ku qaaday xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibannada…
Guddiga Wadaagga ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo maanta dib ugu…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay lacag diiwaangelin oo maamulka Gobolka Banaadir ku soo rogay jaamacadaha…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa ayaa maanta hogaamiyey olole nadaafadeed oo lagu qaaday…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa go’aan aan la fileyn ka qaadatay soo dhoweynta loo sameynayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
Taliye xigeenkii Jeneraal Cabdalla Cabdalle Maxamed ayaa xog badan ku soo bandhigay wareysi uu bixiyey isagoo ka hadlay arrimo fara…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa amar is-diiwaangelin ah ku soo rogtay Hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala Soomaaliya, iyadoo amar culus uu…
Taliye ku xigeenkii hore ee NISA Jen, Cabdalla Cabdalla Maxamed oo uu dhowaan xilkii ka qaaday madaxweynaha Soomaaliya ayaa afka…
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir-guddoomiyey kulan looga hadlay dhaqaalaha dalka, iyadoo ay ka soo ka qeyb…
