Browsing: Xukuumadda
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay lambaro dibadda ah oo muddooyinkan dambe soo wacaya telefoonada ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu wakiishay madaxweynaha Soomaaliya ayaa darajada Sarreeye Guuto u xiray Zakiya Xuseen…
Shirkad lagu magacaabo Amo Shipping Company (AMOSC) oo ka dhisan jasiiradda Qubrus ayaa dacwad ku soo oogeysa dowladda Soomaaliya, iyadoo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Xoghaye joogto ah oo cusub iyo Agaasimaha Guud oo ay yeelaneyso …
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay qarax maanta lala beegsaday kolonyo uu la socday wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Colaad…
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer kedisa ah ku tegay Dekadda Muqdisho oo ah isha ugu weyn…
Magaalada Muqdisho ayaa si weyn looga ciiday maanta maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo salaadii ciida lagu tukaday Masaajidda waaweyn…
Ra’iisAl wasaaraha Xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo gabagabeeyey wajiga Barnaamijka loogu yeeray la-xisaabtanka Golaha Wasiiradda oo sanadle…
Madaxda dowlada Soomaaliya ayaa hambalyada Ciidul Adxaa oo ku beegan Berri si kala gaara ugu diray shacabka Soomaaliyeed, iyagoo u…
Wasiiradii hore ee Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa afka furatay oo ka hadashay sidii ay uga…
Wasaaradda maaliyadda ayaa shaacisay inay maamul cusub oo KMG ah u magacawday maamulka Canshuuraha ee Dekadda Muqdisho, kadib markii dacwad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xarigga ka jaray xarunta dembi baarista ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee CID oo…
Wasiirka cusub ee Waxbarashadaxukuumadda Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegtadii ugu horeysay oo ku saabsan Nidaamka hirgelinta waxbarashada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay dabagal iyo la xisaabtan nooc cusub ah oo uu mid mid…
Madaxdii iyo shaqaalihii Waaxda Canshuuraha Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa caawa habeenkii koowaad xabsi ku hoyanaya kadib markii galabta…
Madixii Canshuuraha Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho oo maxkamad ay u jartay in la xiro ayaa sheegay inuu ka war…
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo fulinaysa amarka Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre…
Lix ka mida mas’uuliyiinta Waaxda canashuuraha Dekada Weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa la xiray iyadoo sidoo kale ama xarig ah…
Dowladda Qatar ayaa maalgelineysa Dib u dhiska machadka Diblomaasiyadda ee magaalada Muqdisho, iyadoo maanta ay si wadajir ah u dhagax…
Golaha Wasiirada Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aamiyay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha…
