Browsing: Xukuumadda
Kulan looga hadlayo qaabkii Dekadda Muqdisho looga dhigi lahaa inay shaqeyso 24-ka Saac sida u amar ku bixiyey Madaxweyne Farmaajo…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay dib u howlgelinta & Dhismaha Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo wasiirka Wasaaradda ganacsiga uu magacabay, iyadoo…
Ciidamo cusub oo muddo 7 bilood ka badan loo tababarray ciidamada NISA ayaa la kala diray, kadib markii loo sheegay…
Kulankan ayaa dhex maray Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali khayre iyo Beesha Muddulood kulankan oo ay kasoo qeyb galeen…
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan qado ah la yeshay Duubabak iyo Odayaasha dhaqanka Beesha Mudullood, kadib 48…
Kadib shir ay magaalada Muqdisho ugu soo gabagaboobay Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ayaa laga soo saaray qodob…
Shirkii Wasiirada maaliyadda xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Maaliyadda Dawlad Goboleedyada dalka oo Muqdisho ka socday ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo laga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo aaray amarro cusub oo Hay’adaha amnoga dowladda lagu farayo inay gutaan waajibaadka ka…
Dawladda Federalka Somalia ayaa soo dhaweysay taageerada looga muujiyey shirkii Madasha Iskaashiga Somalia ee dalka Belgium ka dhacay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa ka war-bixiyay shir…
Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Suuqa Dhaqaalaha Dalalka Bariga & Koonfurta Afrika ee COMESA oo ah suuq ganacsi…
Wasaaradaha Kaluumaysiga Maamul Goboleedyada dalka xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa joojiyay xiriirkii ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga la bilaabayo qaadashada Kaararka Aqoonsiga Qaran (Somali National ID) oo soo saaristiisa ay wado Madaxooyada Soomaaliya.
Khilaaf ka dhex taagan wasaarad kale ayaa soo shaac baxay kadib markii Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshan qaar ka mida Culimada Soomaaliyeed ee taageerada dowladda Soomaaliya,…
Agaasimaha NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad ee Hay’adda Nabadsugidda iyo…
Khilaafka siyaasadeed ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamuka Jubbaland ayaa gaaray shirka arrimaha Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada Brussels…
Wasiirka Amniga Xukuuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka saddex billaha ee Hay’adda Socdaalka iyo…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloww Ducaale ayaa sheegay in ilaa 30 ciidamo ah loo xiray Weerarkii Alshabaab ee…
Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay war kasoo saartay weerarkii Qaraxyada iyo dagaalka tooska ahaa ee shalay ka dhacay baraha…
