Browsing: Xukuumadda
Dowladda Soomaaliya iyo Shirkado Shiinees ah ayaa maata maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis kalluumeysi oo shirkadahasi ruqsad u…
Ra’iisal Wasaare Kheyre Maamuus heer sare ah loogu sameeyay Xarunta Taliska Booliska [Daawo Sawirro]
Ra’iisul wasaraaha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa kormeer shaqo ku tegay Taliska guud ee Ciidanka Booliska magaalada Muqdisho.
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo dhowaan…
Wafdi ka socday Dowladda Qatar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo garoonka garoonka diyaradaha ay ku soo dhoweeyeen madax…
Xayiraddii saarnayd xoolahii loo dhoofin jiray dalka Sucuudiga ayaa la qaaday kaddib markii mas’uuliyiin ka socda dowladda Soomaaliya ay kulan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 24 saacadoo kadib War kasoo saartay weerarkii Hoobiyaha ahaa ee shalay 1-da Luulyo 2018ka dhacay degmada Wadajir,…
Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika ayaa maanta shir uga furmay magaalada Nouakchott ee dalka Mauritania, iyadoo looga hadlayo qoddobo ay ka mid…
Kulankii ee Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada oo ka dhacay magaalada Muqdisho 29-30 Juun 2018 ayaa maanta…
Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada Xukuummada Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir gudoomiyay Ra’iisul Wasaare…
Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somalia oo ka hor yimid dhismaha Guddiga Qaran ee Isgaarsiinta [Akhriso]
Wasiiru dowle ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hor yimid dhismaha Guddiga Qaran ee Isgaarsiinta oo uu dhowaan magacaabay wasiirka…
Xukuumadda Somalia ayaa ku baaqday in dib loo bilaabo wadahalkii hakaday ee kala dhaxeeyay maamulka Somaliland ee keligiis ku dhawaaqay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in sidii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya ee xilka haya Maxamed C/llaahi…
Kulan ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa la isugu keenay Xubno ka mida Golaha Wasiirrada, Maamulka Gobolka Banadir…
Guddiga Isgaariinta Qaranka ee dhowaan uu magacaabay Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa waxaa ka hor…
Wafdigii uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar ay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa la sheegay inuu dhexdhexaadin ka dhex wado dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo xiriirkooda…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xaiijisay saxnimada tahay warqad deeq bixiyeyaasha looga codsanayey in aan dib loo cusboonaysiin macaamilka gaarka…
Shirkadaha isgaarsiinta iyo internetka fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga hor yimid magacaabidda Guddiga Isgaarsiinta Qaranka oo Wasiirka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xasan Cali Khayre ayaa beeniyay in heshiis ay la galeen Itoobiya, isagoo eedeyn u jeediyay dad…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey lacagta cusub ee la filayo in dowladda Somalia…
