Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Cali Yare oo jawaab culus u diray Haweeney ka tirsan Aqalka Sare oo kasoo jeeda Puntland

    Cali Yare oo jawaab culus u diray Haweeney ka tirsan Aqalka Sare oo kasoo jeeda Puntland

    November 10, 2022Updated:November 10, 20222 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa jawaab kulul u diray Haweney Senator ah oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Sareedo Maxamed Xasan Jeyte oo su’aalo ka keentay hadal kasoo yeeray Cali yare.

    Dood culus ayaa ka dhalatay hadallo kasoo yeeray Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Barnaamij ka baxay Universal TV oo ku saabsan Aminga Caasimada, kaasoo uu Cali Yare ka sheegay in Muqdisho loo sameeyo ciidamo Macaawisley ah oo beesha Hawiye, kasoo jeeda. (Halkan ka Akhriso).

    Senator Sareedo Jeyte ayaa qoraalkeeda ay ku weerartay doodii Cai Yare ku tiri: “1972-1974-kii haddii ay caasimaddu ammaan ahayd ma qabiil baa ilaashan jiray mise magaalo Soomaaliyeed oo si wadar ah loo daganyahay bay aheed?. Haddii dadkii lagu tuhmayay inta yar oo aqoonta ah ay leeyihiin qofka ka yimid gobol kale, Xamar waa laga xigaa, dee markaa aan xaarxaranno meel aan la kala xigin.”

    Jawaabta Cali Yare oo qeyb ka ahayd qoraal uu ku faahfaahiyey mowqifkiisa Beeleed, kadib markii ay si weyn u dhaliileen kooxdii uu hore uga tirsanaa ee N&N (taageerayaasha Farmaajo) ayaa si gaara ugu soo qaatay Sareedo iyo falcelinteedii, wuxuuna farriin toos ah ugu jawaabay:

    “..Waxaan arkay qoraalka walaasheey, Senator Sareeda Jeyte. Marka laga soo tago Isbarbardhigga 1972 oo aan aheyn qaran xoog leh iyo 2022 oo aan la dagaalameymno gaari qarax ka buuxo iyo qof miineeysan ay kun ruux ku dhimanayaan, hadana aan Senatorada waydiiyo su’aal xaqiiqo qaraar ah taas oo ah; hadii ay bulshada la wadaagi karto qof labadii qarax ee Soobe uga dhimatay Beesha Reer Maxamuud oo ay kursiga ku matasho iyo haddii ay jiraan magacyada dadkaas iyo sidoo kale magacyada 10 Qoys oo Muqdisho ka daggan reerka ay kursiga ku matasho? Haddii aanay heyna dood uma furna..”

    Beesha Hawiye Cali yare Macaawisley Muqdisho Sadeero Jeyte Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somaliya oo shaacisay tiradii ugu badneyd ee Duqeymo looga laayey Alshabaab
    Next Article Alshabaab weerar ku fuliyay Mooto-Bajaaj oo lagu qabtay Muqdisho iyo dhaawac kasoo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo