Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Ciidamada AMISOM oo diiday inay Musharixiinta ilaaladooda la galaan Garoonka iyo xaalad culus oo lagu sigtay..

    Ciidamada AMISOM oo diiday inay Musharixiinta ilaaladooda la galaan Garoonka iyo xaalad culus oo lagu sigtay..

    March 12, 2021Updated:March 12, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada AMISOM ayaa dhexda u galay xaalad halis ah oo lagu sigtay inuu dagaal ka dhaco Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, halkaasoo lagas oo dejinayey Meydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Mahdi Maxamed.

    Arrintan ayaa timid kadib markii ciidamada AMISOM oo amar ka helay Madaxda dowladda Federaalka ay u diideen Musharixiinta ay ka mid yihiin Madaxweynayaashii hore iyo mucaaradka inay ilaaladooda la galaan garoonka, arrintaas oo muran ka dhashay in muddo ahna la isku hor fadhiyey.

    Musharixiinta ay ka mid yihin Madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku adkeystay in haddii aysan ilaaladooda la galeynin gudaha aysan jirin cid kale oo galeysa, iyo janaaso ka dhaceysa garoonka, taasoo xaaadda kasii dartay, arrintiina cakirtay.

    Ciidamada AMISOM ayaa Xirtay dhammaan irdaha laga soo galo Garoonka iyo Xalane, waxayna la soo baxeen Hub waaweyn, waxayna gudaha garoonka u diideen dadkii ka qeyb gali lahaa Salaadda Janaaso ee Marxum Cali Mahdi oo ka dhaceysa Garoonka gudihiisa,. Sidoo kale waxaa Ciidamo kale lagu xiray dhamaan wadooyinka Magaalada ee Dadweynuhu u Mari lahaa, Halka lagu aasayo Marxuumka.

    Is-mari waaga arrintan ka dhashay oo muddo socday kadib ayey saraakisha Ciidamada AMISOM u ogolaadeen Musharixiinta inay ilaaladooda Gudaha garoonka la galaan. Waxaana sidaas ku soo dhammaaday xaalad adag oo laga fursan karay iyo is mari waa halis geliyay amniga janaasadda marxuum Cali Mahdi.

    Madaxda ka qeyb gashay janaasada waxaa ka mida Madaxweynnaha xilligiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo oo goobta gaaray waxyar ka hor xilliga salaada Janaasadda, madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud Sheekh Maxamuud; guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh iyo Cabdi Xaashi C/llaahi.

    May be an image of one or more people, people standing, military uniform and outdoors

    May be an image of one or more people, people standing and outdoors
    Aas Qaran AMISOM Cali Mahdi Garoonka Muqdisho Geeri
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Puntland oo kala diray Golihii Degaanka magaalada Boosaaso (Wareegto)
    Next Article Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka oo wadajir uga qeyb galay Janaasadii Marxuum Cali Mahdi (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo