Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Ciidamada Gorgor oo weerar rogaal celin ah qaaday iyo Dagaal culus oo ka socda degmada Beled-xaawo…

    Ciidamada Gorgor oo weerar rogaal celin ah qaaday iyo Dagaal culus oo ka socda degmada Beled-xaawo…

    January 25, 2021Updated:January 25, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu saaka dagaal mar kale ka qarxay magaalada xuduudka ku taalla ee Beledxaawo, kadib markii ay xalay xilli dambe weerar ku galeen ciidamo uu wato Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in saaka uu mar kale bilowday dagaalka labada dhinac markii ay dagaal rogaal celis ah qaadeen ciidamada Gorgor, waxaana dagaalka xooggiisa la sheegay inuu waaberigii saaka ka qarxay xerada UK ee ay degan yihiin ciidamada Gorgor iyo dhismaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ay ciidamada taabacsan Jubbaland xalay galeen, iyagoo dushiisa ka dagaalamaya.

    Waxaa kaloo lasoo weriyey inuu dagaal ka socdo halka loo yaqaan Buurta magaalada Beledxaawo. Dagaalka xooggiisa ayaa dhex maraya ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gorgor iyo kuwa taabacsan Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan.

    Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamud Sayid Aadan ayaa sheegay in weli dagaal ka socdo magaalada Beledxaawo, iyadoo ay saldhigga iyo xarunta degmada gacanta ku hayaan ciidamada Jubbalan, sida uu yiri; wuxuuna ku dooday in dagaalka ay soo qaadeen ciidamado ku sheegay kuwa nabadsugidda Soomaaliya iyo Alshabaab.

    Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa laga soo sheegay inuu dhaliyay dagaalka xalay xilli dambe ilaa saaka socda, siiba rasaas fara badan oo magaalada ay ku asqeeyeen ciidamada weerarrka soo qaaday.

    Waxaa dadka ku dhintay ka mida taliye ku xigeenka saldhigga Beledxaawo Xidigle Maxamed Cabdi iyo qoys uu ku habsaday Madfac oo shan ka mida ay ku dhinteen, sida la xaqiijiyey.

    Beledxaawo C/rashiid Janan Dagaal Gedo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somaliya oo War-culus kasoo saartay Dagaalka Beledxaawo. “Jabhad ay Kenya soo hubeysay ayaa usoo..”
    Next Article Dowladda Somaliya oo shaacisay inay ka hortagtay Hub iyo Rasaas ay Dad Somali iyo Ajnabi dalka soo geliyeen

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo