Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Ciidamada Haramcad iyo Gorgor oo u ruuqaansaday dhinaca Guriceel iyo fariisin cusub oo ay sameysteen..

    Ciidamada Haramcad iyo Gorgor oo u ruuqaansaday dhinaca Guriceel iyo fariisin cusub oo ay sameysteen..

    October 12, 2021Updated:October 12, 20211 Min Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay dhaqdhaqaaq bilaabeen ciidamada ay dowladda Federaalka ku daabushay magaalada Dhuusamareeb.

    Ciidamadan oo ka kooban Haramcad ee Booliska Gaarka ah iyo Gorgor oo ah kumaandooska ah ee milateriga ayaa ayaa xalay laga dhaqaajiyey magaalada Dhuusamareeb, iyagoo laga dejiyay deganka Ceeldheere oo u dhaxeeya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel.

    Dhaqaajinta ciidamadan ayaa imaaneysa iyadoo laga digay dagaal uu maamulka Galmudug ku qaado magaalada Guriceel oo ay dhowaan qabsadeen maleeshiyada kooxda Ahlu suna. Maamulka degaanka Ceeldheere ayaa sheegay in ciidamada halkaas gaaray ay u socdaan Alshabaab.

    Madaxweynaha Galmudug ayaa diiday inuu wax wadahadal ah la galo kooxda Ahlu Suna, inta ay xoog ku heysato maagaalada Guriceel iyo degaanada kale ee ay qabsatay, isagoo shuruud uga dhigay inay marka hore ka bannaan degaanada nabdoon ee ay qabsadeen.

    Dagaal ka dhaca magaalada Guriceel ayaa hore looga digay inuu keeni doono qasaare iyo barakac, waxaana ciidamada dowladda Federaalka ee tegay Dhuusamareeb la ogeyn xilliga ay howlgalkooda bilaabi doonaan.

    Ahu suna Dagaal Dhuusamareeb Galmudug Guriceel
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiir Khadiijo Diiriye oo la noqotay lacag ay u diri lahayd Barkhad Batuun, una wareejisay Dadkii..
    Next Article Muxuu yahay Shirka Golaha Amniga Q/Midoobay ee uu maanta Guddoominayo Uhuru Kenyatta..?

    Related Posts

    Duqeyn ka dhacday Galgaduud oo lagu laayey Maleeshiyo fara badan oo ka tirsan AlShabaab

    October 5, 2024

    Siciid Deni iyo Qoorqoor oo Gaalkacyo kasoo saaray War-murtiyeed ka kooban 14 Qodob

    September 14, 2024

    Faahfaahin laga helay Duqeymo Cirka ah oo lagu qaaday Saldhigii Alshabaab ee Ruunirgood

    September 4, 2024

    Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad ee Dugsiyada Sare oo la shaaciyay iyo Ardayga galay kaalinta…

    August 27, 2024

    Wasiir Fartaag oo Hal Arrin u xaqiijiyey Beesha Caabudwaaq iyo Qorshaha uu wato

    July 18, 2024

    Xildhibaanno weerar culus ku qaaday Qoorqoor (Hubkii la boobay oo halis bannaanka keenay…)

    July 18, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo