Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ciidamada Itoobiya oo duqeyn culus ku qaaday caasimadda Tigray iyo TPLF oo ka hadashay…

    Ciidamada Itoobiya oo duqeyn culus ku qaaday caasimadda Tigray iyo TPLF oo ka hadashay…

    October 20, 2021Updated:October 20, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidmada Itoobiya ayaa duqeyntii labaad oo dhinac acirka ah ku qaaday caasimada Gobolkla Tigray ee Makelle, iyadoo qasaare weyn laga soo weriyey inay geysatay duqeynta.

    Afhayeenka Jabhadda Tigray ayaa sheegay in duqeynta ka dhacday magaalada Makelle uu Abiy Ahmed la beegsaday degaanada rayidka, ayna nasiib darro tahay inuu weerarro magaalo boqolaal KM ka fog, goobah dagaalka, tasoo muujineysa inuu ku jabay dagaalka socda.

    Telefishinka Tigray oo ay maamusho Jabhadda Xoreynta Dadka Tigrayga ee TPLF, ayaa sheegay in weerarka lagu bartilmaameedsaday bartamaha magaalada Mekelle laakiin ma faahfahain Qasaaraha iyo waxyeelada ka dhalatay.

    Waxay la shaaciyey sawirro u muuqday qiiq cirka isku shareeray oo duqeyntu dhalisay. Dowladda Itoobiya ayaa markii dambe sheegtay in duqeynta cirka lala beegsaday dhismayaal ay ciidamada Tigreegu ku dayactirayeen hubka.

    “Waxay quus ka taagan yihiin aagagga dagaalka.. waxaan oran karaa waa inay na duqeeyaan maxaa yeelay dagaalkii dhulka ayay ku fashilmeen, waana aargoosigooda. Duqeynta rayidka Tigray waxay muujineysaa inaysan dan ka lahayn Dadka” ayuu yiri hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael.

    Dad goobjoojayaal ah ayuaa sheegay in duqeynta lala beegsaday xarunta shirkad lagu magacaabo Mesfin Industrial Engineering PLC. Waxaana dab xoog leh uu qabsaday xaruntaasi.

    Duqeyntan ayaa daba socota dagaalo sii xoogaystay oo ka dhacay laba gobol ee Amhara iyo Cafarta, halkaas oo milatariga dawladda Itoobiya ay isku dayayaan inay soo ceshadaan dhulkii ay qabsadeen kooxda TPLF.

    Labada dhinac ayaa ku dhawaad ​​hal sano ku jiray dagaal ay ku dhinteen kumanaan qof halka ay ku barakaceen in ka badan 2 milyan oo qof.

    Ethiopia Makelle Tigray TPLF
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo Dab qabadsiisay Gaari Dameero raashin u waday Degmo ay go’doomiyeen
    Next Article RW Rooble oo ku dhawaaqay Gurmad xukuumadda u direyso Jubbaland, Warna kasoo saaray…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo