Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ciidamada Masar oo bilaabay howlgal lagu baacsanayo Dableydii dadku ku xasuuqday Masjidka Sinai

    Ciidamada Masar oo bilaabay howlgal lagu baacsanayo Dableydii dadku ku xasuuqday Masjidka Sinai

    November 25, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada dalka Masar ayaa bilaabay howlgal balaaran oo lagu baacsanayo dabley dad badan ku leysay masjid ku yaalla gobolka Sinia Jimcihii.

    Saraakiisha Masaarida ee baaraya xasuuqa dadkii lagu laayey masjid ku yaalla Siinaay ayaa sheegay in qolyihii weerarka qaaday ay siteen calanka kooxda dawladda islaamiga.

    Ilaa 305 qof ayaa weerarka ku dhintay, kaasoo la qaaday intii lagu jiray salaaddii Jimcaha, welina ma jirto cid sheegatay. Dacwad soo oogaha Masar wuxuu sheegay in ilaa 30 qof ay weerarka qaadeen.

    Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi ayaa wacad ku maray inuu ku jawaabi doono “awoodda ugu sarraysa”. Milateriga Masar wuxuu sheegay inuu weerarro xagga cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo “argagixiso”.

    Xoogagga amniga ee Masar ayaa muddo sanooyin ah dagaal kula jiray kacdoon islaamiyiin oo ka jiray gacan biyoodka Siinaay, mintidiin gacan saar la leh kooxda dawladda islaamiga (DAACISH) waxay ka dambeeyeen tiro weerarro lagu dhintay ah oo ka dhacay gobolkaas lama degaanka ku yaalla.

    Masjidka Al-Rowda ee qaraxyada lagu weeraray, kadibna tiro dabley ah oo banaanka joogay ayaa rasaas oodda uga qaaday dadkii badbaaday ee cararayey. Qaarkood ragga weerarka qaaday wajiga ayaa u daboolnaa, waxayna xirnaayeen dhar kan milateriga u eg. Daaqadaha iyo albaabada ayaa la sheegay inay dadka ka tooganayeen.

    Raggaas waxay sida muuqata dab qabadsiiyeen gawaari halkaa taallay, si ay u xannibaan in dhismaha la galo, waxayna rasaas ku rideen gawaarida gargaarka degdegga ah. 30 carruur ah ayaa ku jiray dadka dhintay, tiro 100 ka bandanna way ku dhaawacmeen.

    Howgalka ciidamada Masar waxaa qeyb ciidamada dhulka, Cirka iyo kuwa gaarka ah ee argagixiso la dirirka, iyadoo dalka Masar uu ku jiro baroordiiq dadkii faraha badnaa ee la laayay.

    Daacish Masar SISI Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo caleemo saaray dufcadii ugu horeysay ee ciidamada difaaca shacabka [Sawirro]
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo laga dalbaday saxiixa toogashada Dableygii dilay Wasiir Cabaas

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo