Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Ciidamada NISA oo ku sigtay inay qaabka Alshabaab u khaarijiyaan Weriye ka howlgala Muqdisho [Dhageyso]

    Ciidamada NISA oo ku sigtay inay qaabka Alshabaab u khaarijiyaan Weriye ka howlgala Muqdisho [Dhageyso]

    January 5, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamo bistoolado ku hubeysan oo ka tirsan Sirdoonka NISA ayaa weerar ku qaaday weriye ka howlgala magaalada Muqdisho oo looga shakiyey Alshabaab, halka weriyaha uu  ciidamada uga shakiyey inay yihiin Alshabaab.

    Weriye Axmed Yuusuf Saleebaan oo ka tirsan Telefishanka Horn Cable ayaa sheegay inay saddex nin oo bistoolado ku hubeysan ay xalay ku soo weerarreen degmada Waaberi, xili uu gurigiisa ka baxay, kun socday garoon ciyaar, isaguna u qaatay inay Alshabaab yihiin, oo laba kamida uu bistoolad kula dhegay ayna jirdileen mid kalena uu rasaas ku riday balse ay u dhici weyday.

    Weriyaha ayaa sheegay in markii danbe ay ku soo baxeen ciidamada Booliska oo aqoonsaday una sheegay inuu yahay weriye, markaas kadib oo ay isaga tageen, wuxuuna cabsi ka muujiyey sida ay ula dhaqmeen iyadoo dili gaaray, isla markaana jirdil xoog leh u geystay.

    “Wariyaha markii uu ka soo baxay gurigiisa oo ku yaala inta u dhaxeyso Isgoyska Dabka iyo Xarunta Degmada Waaberi, ayay wadada ku kulmeen saddex askari oo ka tirsan Ciidanka NISA, kuwaa oo aan wadan labiska ciidamada, bastooladana way wateen. Waa uu ka shakiyay markii ay dhankiisa u soo dhaqaaqeen, waxba kalama uusan socon inay NISA iyo Shabaab yihiin, toona, wuu ka cararay, wayna eryadeen iyagoo rasaas ku ridaaya. Wuxuuba is dhahay nimankii madax jebiska ee Al Shabaab ayaa caawa ku soo weeraray.”

    Weriyaha ayaa intiii cararayay dhowr jeer kufay oo uu dhacay, markii dambe inta uu kufay ayay soo kor istaageen, mid ka mid ah askartii NISA ayaana bastoolad madaxa ka saaray, riishadda ayuuna riixay, laakiin way ka leeb dhacday. Tiisa ayaa wax ka harsaneyd ee inuu dilo ayuu rabay. Intaas wuu qaylinaayay wuxuuna lahaa war ha i dilina, waxaan ahay nin Wariye ah, marna wuu Ashahaadanayay.

    Degmada Waaberi iyo xaafadda uu falkan ka dhacay ayaa ah meel lagu khaarijiyay saraakiil iyo dadweyne fara badan, mana jirto wax war ah oo ay arrintan kasoo saareen NISA.

    DHAGEYSO WERIYAHA

    Alshabab Muqdisho NISA Weriye Axmed Yuusuf Saleebaan Weriye Dil
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha oo lagu wareejinayo Kiiska C/raxmaan C/shakuur
    Next Article Wiilal dhalinyarro ah oo Caawa toogasho lagu dilay Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo