Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Ciidamada NISA Sarkaal ka tirsan ONLF ka badbaadiyay Sirdoonka Itoobiya [Jen. Galaal oo ku lug lahaa]

    Ciidamada NISA Sarkaal ka tirsan ONLF ka badbaadiyay Sirdoonka Itoobiya [Jen. Galaal oo ku lug lahaa]

    August 26, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Caawa ay ka jirto xiisad ka dhalatay Sarkaal sare oo katirsan Jabhada ONLF oo laga soo duuliyay Cadaado.
    Sarkaalkan ayaa ahaa Isku xiraha ONLF, Waxaana lagu magacaabaa C/Xakiin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo mudo kusiman 15 Sano ku noolaa Koofurta Magaalada Gaalkacyo.

    Xarunta Dhexe ee Nabad Sugida Somaliya ee Muqdisho ayaa bixisay amarka ah in gacanta lagu soo dhigo Sarkaalkan si looga badbaadiyo Ciidamo uu watay Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo si aad udoon doonayay Qalbi Dhagax si ay ugu wareejiyeen Sirdoonka Itoobiya.

    Janaraal Galaal oo katirsan Booliska Aduunka ee InterPol ayaa qaatay howlgalka lagu soo qabanayo ninkan balse waxaa barbar socday qorshayaal ay wadeen Nabad Sugida Somaliya oo saldhigyo waaweyn ku leh magaalooyinka Cadaado iyo Gaalkacyo ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

    17-Kii Bishan ayey markii Ciidamo katirsan Nabad Sugida Galmudug qaadeen howlgal umuuqday inuu ahaa mid qorsheysan kaasoo lagu soo qabtay C/ Xakiin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ku sugnaa meel maqaaxi ah, waxaana loo sii gudbiyay Cadaado.

    Gelinkii danbe ee Jimcihii shalay ayaa Sarkaalkan ONLF katirsanaa waxey diyaarad gaar ah ka soo qaaday Garoonka Cadaado, waxaa loo soo gudbiyay magaalada Muqdisho iyadoo gawaari qafilan looga soo qaaday garoonka Adan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa la sheegay inuu ka carooday howlgalka NISA ay Muqdisho ugu soo wareejiyeen xubintan katirsan Jabhada ka dagaalanta Ismaamulka Somalida Itoobiya.

    Wasiirka amniga Galmudug Cismaan Nuur Taardhuleed oo ka carooday falkaasi ayaa Galabta shir jaraa’id uu ku qabtay Cadaado Suxufiyiinta ugu sheegay iney ka xunyihiin howlgalkaas, wuxuuna Dowladda dhexe ka dalbaday in Ninkaasi gacanta Galmudug dib loogu soo celiyo.

    Howlgalka ay Sameeyeen NISA ayaa lagu amaanay maadaama ay ka xog ogaalsanaayeen Sirdoonka ay dirsatay Itoobiya, Waxaana lagu guuleystay in gacanta Itoobiya laga badbaadiyo Qalbi Dhagax oo ah xubin firfircoon oo kamid ah Masuuliyiinta Jabhada Xornima doonka ee ONLF.

    Lama oga halka uu ku dambeyn doono sarkaalkan oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay ee fal noocan ah uu ka dhaco gobollada Dhexe.

    C/Xakiin Sheekh Muuse ( Qalbi Dhagax) Gallaal Galmudug Itoobiya Jen NISA Sirdoonka Itoobiya Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO DOKUMENT: Qaabka Fahad Yaasiin Xilalka uga qaado shaqaalaha Madaxtooyada
    Next Article AKHRISO: Golaha Wasirada oo laga mamnuucay isticmaalka Warbaahinta arrimaha qaarkood

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo