Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»WAR CUSUB: Ciidamada Puntland oo qarka u saaran inay aag dagaal cusub ka furaan Mudug

    WAR CUSUB: Ciidamada Puntland oo qarka u saaran inay aag dagaal cusub ka furaan Mudug

    March 19, 2016Updated:March 19, 20162 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Puntland oo qarka u saaran dagaal ayaa furaya aag cusub oo ay ku fara saaraan maleesjiyada Alshabaab, waxaana aagga cusub ka furmaya degaanka Garacad ee gobolka Mudug oo ah halkii ugu horeysay ee ay ka degaan ciidamada Alshabaab ee Doomaha ku galay degaanada maamulka Puntland.

    Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo u dhexeeya ciidanka Puntland iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka laga dareemayaa deegaanka Garacad ee gobolka Mudug, ciidamada Puntland ayaan aaggan u soo dhaqaaqin inkastoo uu ahaa halkii ugu horeysay ee ay caga dhigteen maleeshiyada Alshabaab, taasoo lagu macneeyay inuu yahay dhul bannaan oo dagaalkiisu adag yahay.

    garacad2

    Garacad ayaa ahayd goob ay Puntland ka qabanqaabineysay dekad cusub oo halkaasi laga dhiso, waxaana maamulka Mudug ay dadaal ugu jireen inay degaankaasi ka fuliyaan mashaariic horumarineed. Waxaana hadda muuqata in degaankaasi qarka u saaran yahay dagaal.

    Dadkii ku k noolaa degaanka Garacad ay intooda badan ka barakacay, iyagoo ka cararay dagaal laga yaabo inuu halkaasi ka dhaco. Ciidamada Puntland iyo kuwa Al-shabaab ayaa hadda isu jira in ka yar  5-km ah, waxaana socda iyadoo xilli kasta ay suuragal tahay in dagaalkaasi qarxo.

    DAGAALADII UGU DAMBEEYAY

    Ciidamada Puntland waxay hore aagag dagaal uga fureen Togga Suuj iyo Degaanada ku xeeran Godobjiraan oo weli dagaaladu ka socdaan inkastoo xiligii dowladda Puntland u qabatay in lagu soo afjaro oo ahayd 72 saacadoo ay dhammaatay.

    Dagaaladii ugu danbeeyay ee Jimcihii dhacay ayaa la sheegay inay qasaarela gaarsiiyay kooxda Alshabaab, taliyeyaasha Puntland ayaa sheegay inay ilaa 10 dhimasho ah ku arkeen Togga Suuj, laakiin ay filayaan inay dhimashada ka badan tahay intaas.

    Puntland ayaa guulo ka sheegatay dagaaladii ka dhacay Suuj iyo aagga Godobjiraan inkastoo aan la helin wax caddeymo ah haddana waxaa muuqata in dagaalku sii daba dheeraanayo, kooxaha ku duuley xeebaha Puntland ee Alshabaab ka tirsana ay meelaha qaarkood ku go’doonsan yihiin, saadkuna ka dhammaanayo.

    Saraakiisha Puntland ee kala duwan ayaa dhammaantood hadda ku wada sugan jiidaha dagaalka iyadoo dagaal buuxa ku furmay, waxaana aad looga deyrinayaa xaaladda dadka reer miyiga ah oo markii horeba ay heystay abaar darran iyo macaluul.

    Wadani.com

    Alshabaab Ciidamada Puntland oo qarka u saaran inay aag dagaal Garacad dagaal Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxay Puntland u qarisay Saanadii milateri ee dowladda Federaalka..? [Akhri Warbixin xasaasi ah]
    Next Article Maxaad ka taqaan Togga Suuj ee dagaaladu ka socdaan..? [DAAWO SAWIRRO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo