Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Ciidamada Ruushka oo ka Dagaalamaya gudaha Caasimadda Ukarine iyo Qorshaha lagu qabsanayo maanta..

    Ciidamada Ruushka oo ka Dagaalamaya gudaha Caasimadda Ukarine iyo Qorshaha lagu qabsanayo maanta..

    February 25, 2022Updated:February 25, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Ruushku ku qaaday Dalka Ukraine ayaa sheegaya in ciidamada Ruushka ay gudaha u galeen caasimadda dalkaasi ee Kiev.

    Dagaal culus ayaa ka socda Xaafadaha Abolon ee Caasimadda Kiev, kadib markii ay halkaasi qabsadeen Gawaarida Gaashaaman ee Ciidamada Ruushka, waxaana laga cabsi qabaa inuu go’doomiyeen caasimadda Ukrainę.

    Ciidamada Ruushka ee maanta soo gaaray magaalada Kyiv, ayaa la sheegay inay adeegsanayaan ciidamo hordhac ah oo iska dhigaya ciidamadaasi markii ay qaateen dharkooda, ayna magaalada soo geiyeen sirdoon kala duwan oo wax kharibaya.

    Ciidamada Ruushka ayaa ka dagaalamaya duleedka magaalada iyo qeybo ka mida gudaha magaalada, sida uu sheegay Anton Herashchenko, oo ah la-taliyaha wasiirka arrimaha gudaha ee dalkaasi.

    Qaraxyo iyo digniinta weerarrada ayaa si isdaba joog ah looga maqlayaa caasimadda Kiev ee dalka Ukraine, waxaana magaalada ay qarka u saaran tahay inay qabsadaan ciidamada Ruushka oo marka hore go’doomin ku sameynaya.

    Ciidamada Ukraine ayaa lagu arkay wadooyinka waaweyn ee caasimadda Kiev, iyagoo difaac ka galay Buundooyinka iyo Isgoysyada magaalada, waxaana gudaha magaalada lagu arkay ciidamada Ruushka oo wata gaadiidka dagaalka.

    Jimcaha Maanta ayaa la filayaa inay noqoto ‘maalintii ugu adag’, iyadoo ciidamada Ruushka uu weerar culus ay ku qaadeen degmada Chernihiv – dhinaca Waqooyi-Bari ee caasimadda – iyo Ivankiv – dhinaca Waqooyi-Galbeed si loo hareereeyo magaaladasi oo uu ku sugan yahay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky.

    Sirdoonka Maraykanku ayaa laga soo xigtay in qorshaha uu yahay in ciidamada gaarka ah ee Ruushka ay gudaha u soo galaan, ayna la wareegaan garoomada Diyaaradaha ee Sikorsky iyo Boryspil, kaasoo ay u isticmaali doonaan in lagu daabulo ciidamo aad u tiro badan oo gaaraya ilaa 10,000 oo askari kuwaas oo geli doona caasimadda Ukraine.

    Howsha ugu culus ee ciidamada Gaarka ah ee Ruushka ayaa noqon doonta inay galaan magaalada Kiev, ayna soo qabataan Madaxweyne Zelensky, wasiiradiisa, iyo baarlamaanka, ka hor inta aan lagu qasbin inay saxiiaan heshiis nabadeed oo gacanta u geliya xukunka dalka Ruushka ama nidaamka taageersan.

    Ukrainian soldiers are pictured forming up across a highway in Kyiv as they prepare to defend the city from Russian attackers, with gunfire and explosions heard in the centre of the capital
    Ukrainian soldiers take position on a bridge inside the city of Kyiv, as Russian forces advance into the capital
    Soldiers tasked with defending Kyiv from advancing Russian troops take up positions underneath a highway into the city
    Ukrainian soldiers take position next to a highway a bridge during an exchange of gunfire inside the city of Kyiv
    Ukrainian soldiers take up positions in downtown Kyiv as the prepare to defend the capital from Russian attackers
    Kiev Russia Top Ukraine
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGolaha Wadatashiga Qaran oo Waqti cusub u qabtay Doorashada Dadban iyo Qodobo lasoo saaray
    Next Article Akhriso: Liiska Magacyada 9 Xildhibaan oo maanta lagu doortay Muqdisho iyo Dhuusamareeb

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo